15/10/2026
DHISMO CASRI AH
Muqdisho way koraysaa, habka wax loo dhisaana wuu isbeddelayaa.
New Mogadishu Precast waxay magaalada ku soo kordhinaysaa xalal dhisme oo casri ah, iyadoo isku daraysa wax soo saar warshadeed, tijaabooyin tayo iyo farsamooyin casri ah.
- Alaabooyin shub ah oo warshad lagu farsameeyo
- β Tijaabooyin lagu hubiyo xoogga iyo tayada shubka
- β Noocyo kala duwan oo Precast iyo Interlock ah
- β Gaarsiin iyo rakibid habaysan
Waxaan aaminsanahay in dhisme wanaagsan uu ka bilaabmo alaab tayo leh.
π₯ Daawo muuqaalkan oo baro warshaddeenna, alaabooyinkeenna iyo habka aan u shaqayno.
New Mogadishu Precast β Tayo Warshadeed iyo Dhismo Casri ah.
π· Xaafadda New Mogadishu, Dayniile, Muqdisho
π WhatsApp: 0610 87 88 44
π newmogadishoprecast.com