20/06/2026
Ma Jirtaa Hab Lagu Helo Dhisme Tayo Leh Oo Qiimihiisu Macquul Yahay?
Haddii aad qorshaynayso inaad guri ama mashruuc ganacsi dhisto, waxay Shirkadda
SALCO Engineering kuula diyaar tahay farsamada casriga ah ee Light Steel Frame (LSF) — dhismaha birta fudud oo dunida horumartay si weyn looga adeegsado.
Astaamaha dhismahaan waxaa ka mid ah:
✔️Inuu yahay dhismo si degdeg ah loo dhiso
✔️Kharashkiisa la awoodi karo
✔️Adkeysi iyo badbaado dab leh
✔️Iyo inuu yahay xal dhisme oo ku habboon
guryaha, ganacsiyada, iskuulada, hoteelada iyo isbitaalada.
Haddii aad qorshaynayso mashruuc dhisme oo qiimihiisu macquul yahay waa waqtigii aad dooran lahayd farsamadaan casriga ah oo kuu badbaadinaysa waqti iyo kharash badan.
📞 Nala soo xiriir si aan u rumayno riyadaada.
📞 +252 61 078 8880 | +252 61 078 8881
📍 Booqo xarunteena: Degmada Dharkeenlay, Isgoyska Xoosh