19/03/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ
Dhammaan bahda Qaboojiye HVAC Solutions waxay farxadda munaasibada Ciidda ugu hambalyeynayaan dhammaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan macaamiisheena sharaf leh ee mar waliba innagu xiran.
Farxad, bash-bash iyo barwaaqo ku ciida ciid wanaagsan.