SOMCES COMPANY

SOMCES COMPANY We provide Consulting and Engineering Services

Eid Al Adha Mubaarak! πŸŒ™βœ¨Maamulka iyo dhammaan hawlwadeennada SOMCES waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Cii...
26/05/2026

Eid Al Adha Mubaarak! πŸŒ™βœ¨

Maamulka iyo dhammaan hawlwadeennada SOMCES waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul-Adha u dirayaan macaamiishooda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan Eebbe ka baryaynaa inuu camalkeena suuban naga aqbalo, ciiddan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo caafimaad qab.

πŸ“ž +252 615 180 870 | +252 770 995 757
🌐 www.somces.org | πŸ“© [email protected]
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏑

 Dhammaan umadda Muslimiinta ah waxaan uga hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadan. Waa bil kheyr, naxariis...
17/02/2026

Dhammaan umadda Muslimiinta ah waxaan uga hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadan. Waa bil kheyr, naxariis, iyo dembi dhaaf. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa'iideysta.

Ma doonaysaa in aad dhisato riyadaada adiga oo aan dhibtoon?SOMCES Company waxay kuu fududaynaysaa dhammaan mashaariicda...
17/01/2026

Ma doonaysaa in aad dhisato riyadaada adiga oo aan dhibtoon?

SOMCES Company waxay kuu fududaynaysaa dhammaan mashaariicdaada dhismaha. Kooxdayada khubarada ah ayaa diyaar u ah inay kaa caawiyaan sidii aad u rumi lahayd himilooyinkaaga dhismaha.

πŸ“ž +252 615 180 870 | +252 770 995 757
🌐 www.somces.org | πŸ“© [email protected]
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏑

πŸ—οΈ From Blueprint to Beautiful Structural Designs.SOMCES  waxay fikraddaada u beddaleysaa naqshad sax ah iyo dhisme quru...
12/01/2026

πŸ—οΈ From Blueprint to Beautiful Structural Designs.

SOMCES waxay fikraddaada u beddaleysaa naqshad sax ah iyo dhisme qurux badan Laga bilaabo qorsheynta ilaa fulinta, waxaan bixinnaa xalal dhisme oo dhammeystiran oo tayo iyo hal-abuurnimo ku dhisan.

Haddii aad rabto dhisme qurux badan oo laga soo bilaabay naqshad ilaa xaqiiqo muuqata, SOMCES waa doorashada saxda ah.

πŸ“ž +252 615 180 870 | +252 770 995 757
🌐 www.somces.org | πŸ“© [email protected]
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏑

ISTANBUL OFFICE BLOCK PROJECT πŸ—οΈWaxaan diyaar u nahay inaan kuu dhisno sida aad u rabto, ugana shaqeyno mashruucaaga si ...
10/01/2026

ISTANBUL OFFICE BLOCK PROJECT πŸ—οΈ

Waxaan diyaar u nahay inaan kuu dhisno sida aad u rabto, ugana shaqeyno mashruucaaga si xirfad iyo tayo sare leh.

La xiriir kooxdeena si aan u bilowno hirgelinta fikirkaaga dhismo.
πŸ“ž +252 615 180 870 | +252 770 995 757
🌐 www.somces.org | πŸ“© [email protected]
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏑

07/01/2026

Ma doonaysaa in aad dhisato riyadaada adiga oo aan dhibtoon?

SOMCES Company waxay kuu fududaynaysaa dhammaan mashaariicdaada dhismaha. Kooxdayada khubarada ah ayaa diyaar u ah inay kaa caawiyaan sidii aad u rumi lahayd himilooyinkaaga dhismaha.

πŸ“ž +252 615 180 870 | +252 770 995 757
🌐 www.somces.org | πŸ“© [email protected]
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏑

05/01/2026

πŸ—οΈ From Blueprint to Beautiful Structural Designs.

SOMCES waxay fikraddaada u beddaleysaa naqshad sax ah iyo dhisme qurux badan Laga bilaabo qorsheynta ilaa fulinta, waxaan bixinnaa xalal dhisme oo dhammeystiran oo tayo iyo hal-abuurnimo ku dhisan.

Haddii aad rabto dhisme qurux badan oo laga soo bilaabay naqshad ilaa xaqiiqo muuqata, SOMCES waa doorashada saxda ah.

πŸ“ž +252 615 180 870 | +252 770 995 757
🌐 www.somces.org | πŸ“© [email protected]

✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏑

02/01/2026

πŸ—οΈ SOMCES COMPANY – We Build What You Want
Waxaan diyaar u nahay inaan kuu dhisno sida aad u rabto, ugana shaqeyno mashruucaaga si xirfad iyo tayo sare leh.

πŸ”§ Ready to build according to your request.
La xiriir kooxdeena si aan u bilowno hirgelinta fikirkaaga dhismo.

πŸ“ž 61 5180870
πŸ“ž +252770995757
🌐 www.somces.org

πŸ“© [email protected]

Let’s Connect & Build Your Vision! 🏠✨

Address

Mogadishu Office: Maka Almularama Road, Adani Tower 4th Floor. Garowe Office: Opec Plaza Second Floor
Mogadishu

Telephone

+252616640400

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOMCES COMPANY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOMCES COMPANY:

Shortcuts

Share