Arlaadi Engineering Company

Arlaadi Engineering Company Arlaadi Engineering Company based in Somalia with offices in Baidoa , Mogadishu and kenya is a full service

Hambalyo Ciidul AdxaWaxaan halkaan uga hambalyeyneynaa dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan adiga iy...
26/05/2026

Hambalyo Ciidul Adxa

Waxaan halkaan uga hambalyeyneynaa dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan adiga iyo qoyskaaga munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Ciid Mubarak! ๐ŸŽ‰
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ha ina siiyo caafimaad, farxad, iyo nabadgelyo, sanadkan sanadkiisa kale ha nagu gaarsiiyo barwaaqo iyo iimaan suuban.

Eid Mubarak wa Kullu Caam Wa Antum Bikhair ๐ŸŒ™

Mashruucan dhismaha oo qabyo ah wuxuu muujinayaa hab-shaqo nidaamsan iyo qorshe injineernimo oo sax ah oo ay fulinayso A...
11/05/2026

Mashruucan dhismaha oo qabyo ah wuxuu muujinayaa hab-shaqo nidaamsan iyo qorshe injineernimo oo sax ah oo ay fulinayso Arlaadi Engineering Company Qaab-dhismeedka tiirarka iyo darbiyada la dhisay waxay caddeyn u yihiin dadaal lagu xaqiijinayo dhisme tayo leh, adkeysi badan, kana turjumaya xirfad iyo hufnaan shaqo.

๐Ÿ“Mogadishu,Somalia.

Hambalyo Ciid Wanaagsan! ๐ŸŒ™โœจWaxaan hambalyada iyo damaashaadka Ciidda Soonfur la wadaageyna dhammaan Ummadda Muslimiinta,...
19/03/2026

Hambalyo Ciid Wanaagsan! ๐ŸŒ™โœจ

Waxaan hambalyada iyo damaashaadka Ciidda Soonfur la wadaageyna dhammaan Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.

Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga yeelo kuwa ku guuleysta kheyrka iyo barakada.

Ramadan Mubarak!Afur wadareed iyo Arlaadi engineering. Alxamdulillah waxa si nabad ah inagu so dhamadey afur wadareedken...
17/03/2026

Ramadan Mubarak!

Afur wadareed iyo Arlaadi engineering.

Alxamdulillah waxa si nabad ah inagu so dhamadey afur wadareedkenii sanadlaha ahaa.

๐Ÿ“ Baidoa,Somalia.

Ramadan Mubarak!ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ุตูŠุงู…ู†ุง ูˆู‚ูŠุงู…ู†ุง ูˆุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุนุชู‚ุงุฆูƒ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑ.
13/03/2026

Ramadan Mubarak!

ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ุตูŠุงู…ู†ุง ูˆู‚ูŠุงู…ู†ุง ูˆุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุนุชู‚ุงุฆูƒ ู…ู† ุงู„ู†ุงุฑ.

Ramadan Mubarak!๐Ÿ“baidoa,Somalia
02/03/2026

Ramadan Mubarak!

๐Ÿ“baidoa,Somalia

inaa Lilaahli wa inaa ileeyhi RaajucuunIlaahye Ha u Naxariisto  walaalkeen Haji Adan Abdullahi (Haji Eney), Dhamaan Maam...
01/03/2026

inaa Lilaahli wa inaa ileeyhi Raajucuun
Ilaahye Ha u Naxariisto walaalkeen Haji Adan Abdullahi (Haji Eney),
Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha Arlaadi Engineering Company waxay tacsi u diryaan Ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyooday oo dhan, samir iyo iimaan allaah ha idinka siiyo.

Ramadan Mubarak.Steel Construction (Dhismaha Birta) waa mid aad u xoog badan isla markaana qaadi kara culays weyn iyadoo...
26/02/2026

Ramadan Mubarak.

Steel Construction (Dhismaha Birta) waa mid aad u xoog badan isla markaana qaadi kara culays weyn iyadoo miisaankiisu yar yahay.
Sidoo kale waa degdeg in la dhiso, waana la kala furfuri karaa lana dib u isticmaali karaa (recyclable).

๐Ÿ“Deg.Hodan,Mogadishu,Somalia

Ramadan Kariim.Mid kamid ah dhismayasha casriga ah oo aynu ka wadno magalada muqdishu.
21/02/2026

Ramadan Kariim.

Mid kamid ah dhismayasha casriga ah oo aynu ka wadno magalada muqdishu.

๐ŸŒ™ RAMADAN KARIM!Waxaan ummadda somaliyeed ugu hambalyeynaynaa dhalashada bisha barakeysan ee RAMADAN.Dhammaan ummadda Is...
18/02/2026

๐ŸŒ™ RAMADAN KARIM!
Waxaan ummadda somaliyeed ugu hambalyeynaynaa dhalashada bisha barakeysan ee RAMADAN.
Dhammaan ummadda Islaamka, Alle ha idiin fududeeyo soonka, ha idiinka aqbalo cibaadada, hana idiin barakeeyo qoysaska, nafta iyo noloshiinna. Ramadan-kan ha noqdo mid farxad, nabad iyo caafimaad buuxa idiin keena.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arlaadi Engineering Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arlaadi Engineering Company:

Shortcuts

Share