05/06/2026
Ma haysataa dhul cabirkiisu yar yahay oo aad la yaabantahay sida aad uga dhisan lahayd guri dhammaystiran? Mid ka mid ah macaamiisheena oo haystay boos dhan 7.5m x 10m ayaan u fulinay naqshadan cajiibka ah!
In kasta oo boosku kooban yahay, haddana waxaan u
suurtagelinay inuu ka koobnaado:
• 2 Dukaan
• Master Bedroom
• 3 Qol kale oo jiif ah.
• Fadhi iyo Qado aad u waasac ah.
• Jiko casri ah.
• 3 Musqulood
Aragtidenu waa in laga faa'iidaysto Meter kasta oo dhulkaaga ka mid ah Macmiil
Haddii aad u baahantahay in dhulkaaga loo qaabeeyo si cilmiyeysan annagaa kuu diyaarsan.
Nala sooxiriir:
Haddii aad rabto naqshado tayo leh iyo la-tashi dhismo fadlan fariin Noo reeb