Jajuur Construction Co.

Directions Website

Jajuur Construction Co. With a strong focus on excellence, efficiency, and sustainability, the

Jajuur Construction Company is a modern, innovative construction and design firm committed to delivering high-quality building solutions tailored to meet the evolving needs of clients.

🕌✨ Jumma Mubarak ✨🕌Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa'iideysta barakada maalinta Jimcaha, dembiyadoodana la dhaafo, ducadoo...
19/06/2026

🕌✨ Jumma Mubarak ✨🕌

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa'iideysta barakada maalinta Jimcaha, dembiyadoodana la dhaafo, ducadoodana la aqbalo.

اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ

"JCC while others estimate, Jajuur Executes"
📞 +252614444585 / +252617737772
📍 makka al-mukarama street, waberi, Mogadishu, Somalia
📧 [email protected]
🌐 www.jajuurconstruction.co
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏡

See less

🌙 Hambalyo Sanadka Cusub ee Islaamiga ah 1448 HijriMaamulka iyo shaqaalaha JAJUUR CONSTRUCTION CO. waxay dhammaan ummadd...
16/06/2026

🌙 Hambalyo Sanadka Cusub ee Islaamiga ah 1448 Hijri

Maamulka iyo shaqaalaha JAJUUR CONSTRUCTION CO. waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynayaan bilowga sanadka cusub ee Hijriga.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sanadkan nooga dhigo mid nabad, barwaaqo, caafimaad iyo guulo badan leh.

Sanad Wanaagsan.
✨ كل عام وأنتم بخير

.

🏗️✨ JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC) waxay bixisaa adeegyo isugu jira la-talin dhisme (Consultancy), naqshadeyn dhisme ...
02/06/2026

🏗️✨ JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC)
waxay bixisaa adeegyo isugu jira la-talin dhisme (Consultancy), naqshadeyn dhisme (Architectural Design), naqshadeyn qaab-dhismeed (Structural Design), diyaarinta BOQ, Quantity Surveying, Cost Estimation iyo fulinta mashaariic dhisme oo tayo sare leh.

Sawirradani waa qaar ka mid ah shaqooyinka aan u qabanay macaamiisheenna, iyadoo mudnaanta siinaysa qurux waafaqsan baahida mashruuca macmiilka.

Haddii aad qorshaynayso dhismaha guri, villa, apartment, xarun ganacsi ama mashruuc kale oo dhisme, JCC waxay diyaar u tahay inay ku siiso adeegyo la xariira dhismo iyo la-talin ku dhisan xirfad lagu kalsoonaan karo.

📞 +252 614444585 | +252 617737772
📍 KM4, Degmada Hodan, Muqdisho – Soomaaliya

JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC)
“JCC, It's Your Choice”

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊 Dhamaan muslimiinta dunida meel kaste ay ku nool yihiin jumco mubarak اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَ...
28/05/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Dhamaan muslimiinta dunida meel kaste ay ku nool yihiin jumco mubarak

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّد ﷺ

"Jcc while others estimate, Jajuur Executes"

📞 +252614444585 / +252617737772
📍 KM4 Hodan District, Mogadishu, Somalia
📧 [email protected]
🌐 www.jajuurconstruction.co
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏡



🏛BUILDING YOUR DREAMS WITH QUALITY & TRUST 🏛Welcome to JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC) — where modern design meets pro...
25/05/2026

🏛BUILDING YOUR DREAMS WITH QUALITY & TRUST 🏛

Welcome to JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC) — where modern design meets professional construction expertise. We specialize in creating elegant, durable, and high-quality spaces tailored to your vision.

✨ Why Choose JCC?

✔️ Modern & Creative Designs
✔️ High-Quality Construction
✔️ Professional Project Management
✔️ Elegant Interior & Exterior Finishing
✔️ Trusted & Experienced Team

At JCC, we don’t just build structures — we build trust, quality, and a better future.

"JCC ITS YOUR CHOICE"

📞 Contact Us:
+252614444585 / +252617737772
📍Address:
Maka Al-Mukarama, Waberi District, Mogadishu – Somalia
📧 Email:
[email protected]
🌐 Website:
www.jajuurconstruction.co

23/05/2026

Waa mid ka mida nashqadaha casriga ah ee aan samaynay kaas oo aan ka hirgalin doono dhawaan magaalada muqdisho . hadii aad rabtid inaan kaa caawino dhismahaaga mustaqbalka nagala soo xidhhidh numberada hoos ku qoran.

🎯 “JCC IT’S YOUR CHOICE”

📍 KM4, Hodan District, Mogadishu – Somalia
📞 +252614444585 / +252617737772

Kalsoonidaada waa hormarkeena. Nala shaqee maanta si aan riyadaada uga dhigno xaqiiqo. ✨

20/05/2026

🏗️ JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC) 🏗️

Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigno adeegyo dhisme oo casri ah, tayo sare leh, iyo naqshado qurux badan oo waafaqsan baahida macaamiisheena.

JCC waxay kuu diyaarisaa:
✅ Villa Construction & Real Estate Services
✅ 3D Design & Visualization
✅ Interior & Exterior Design
✅ Renovation & Finishing Works
✅ Engineering Consultancy

🎯 “JCC IT’S YOUR CHOICE”

📍 KM4, Hodan District, Mogadishu – Somalia
📞 +252614444585 / +252617737772

Kalsoonidaada waa hormarkeena. Nala shaqee maanta si aan riyadaada uga dhigno xaqiiqo. ✨

🏡✨ COMING SOON – HANDOVER PROJECT ✨🏡Waxaan diyaarinnay guri casri ah oo leh naqshad qurux badan, tayo sare leh iyo dhame...
18/05/2026

🏡✨ COMING SOON – HANDOVER PROJECT ✨🏡

Waxaan diyaarinnay guri casri ah oo leh naqshad qurux badan, tayo sare leh iyo dhameystir heer sare ah.
Mar dhow ayaan sameyn doonnaa handover-ka project-kan cusub ee ay diyaarisay JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC). 🔑

📍 Guri tayo leh
📍 Shaqo hufan
📍 Naqshad casri ah
📍 Kalsooni & adeeg wanaagsan

📞 +252 614444585 / +252 617737772
📧 [email protected]

🌙✨ Maalmaha 9-ka ee fadliga badan ee bisha Dul-Xaj waa fursad qaali ah oo acmaasha wanaagsan in la badiyo ay mudantahay....
18/05/2026

🌙✨ Maalmaha 9-ka ee fadliga badan ee bisha Dul-Xaj waa fursad qaali ah oo acmaasha wanaagsan in la badiyo ay mudantahay.

قال رسول الله ﷺ:
"مَا مِنْ أَيَّامٍ الْعَمَلُ الصَّالِحُ فِيهَا أَحَبُّ إِلَى اللَّهِ مِنْ هَذِهِ الْأَيَّامِ الْعَشْرِ"

Maalmahan kheyrka badan aynu ku dadaalno:
✅ Salaadda
✅ Ducada
✅ Soonka
✅ Sadaqada
✅ Akhriska Qur’aanka

🤲 Alle ha'inaga dhigo kuwo ka faa’iideysta fadliga maalmahan barakeysan.

━━━━━━━━━━━━━━
🏢 JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC)
✨ JCC ITS YOUR CHOICE

📞 +252614444585 / +252617737772
📍 KM4 Hodan District, Mogadishu, Somalia
📧 [email protected]
🌐 www.jajuurconstruction.co








🏗️ Building Excellence, Creating Trust 🏗️At JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC), we bring your vision to life with quality...
17/05/2026

🏗️ Building Excellence, Creating Trust 🏗️

At JAJUUR CONSTRUCTION COMPANY (JCC), we bring your vision to life with quality craftsmanship, innovative designs, and professional project management.
From planning to completion, we are committed to delivering strong, modern, and sustainable construction solutions.

🔹 General Construction
🔹 Architectural Design & Planning
🔹 Project Supervision & Management
🔹 Engineering Consultancy
🔹 Renovation & Maintenance Services.

📍 KM4, Hodan District, Mogadishu, Somalia
📞 +252 614 444585 | +252 617 737772
📧 [email protected]
�www.jajuurconstruction.co⁠�

✨ JCC — IT’S YOUR CHOICE


Address

Maka Al Mukarama Street
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jajuur Construction Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share