Rokoko

Rokoko Rokoko interior is engineering firm with full of engineering services, still structure design, interior and exterior design, site supervision skills.

08/03/2023

๐”๐ฃ๐ž๐ž๐๐š๐๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š๐ง๐ข waa in la abuuro goobo ay dhalinyardu isugu tagaan kuna kala faaโ€™idystaan aqoon kuna so bandhigaan hibooyinkooda iyo xirfadohooda, si looga hortago maandoriyaha, fekerka guracan iyo tahriibka naafeeyay dhalinyardii somaliyeed.
Afkaarta dhismahani xanbaarsanyahy waa ilaalinta deeganka, kor u qaadida aqoonta, iyo ilaalinta dhaqanka dhulkeena hooyo iyo is xasuusinta hibadda hooyda somaaliyeed.

Dhismahan waxa uu inagu baraarujinya in la xasuusnado sidii dumarka somaliyeed u ahayeen lafdhabrta bulshada somaliyeed, waxa kale oo ino sheegya dhismahani In dumarka somaliyeed ahayeen Engineerda nashqadeeyda walx kasta oo guri looga baahnyahy magaalo galka hortii.

womenโ€™s day
without women is world without innovation
fekradan kana faaโ€™idee maskaxda halabuurka

Interior design.  โ˜•   Rokoko interior &exterior design ๐Ÿ‘Œ Design by Abdiaziz Hersi
20/01/2023

Interior design.
โ˜•

Rokoko interior &exterior design ๐Ÿ‘Œ

Design by Abdiaziz Hersi

Shirkadda Rokoko waxay idiin haysaa nashaqado idin qanciya oo ah qaybaha nashaqadda gudaha xafiisyadda iyo guryaha. kala...
11/10/2021

Shirkadda Rokoko waxay idiin haysaa nashaqado idin qanciya oo ah qaybaha nashaqadda gudaha xafiisyadda iyo guryaha.

kala soo xiriir
061 327 47 34
061 100 79 15

๐™Ž๐™๐™ž๐™ง๐™ ๐™–๐™™๐™– ๐™๐™ค๐™ ๐™ค๐™ ๐™ค ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™–๐™ฎ ๐™ž๐™™๐™ž๐™ฃ ๐™จ๐™ค ๐™ ๐™ค๐™ง๐™™๐™๐™ž๐™จ๐™–๐™ฎ ๐™ฃ๐™–๐™จ๐™๐™ฆ๐™–๐™™a๐™ฎ๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™™๐™๐™ž๐™จ๐™ข๐™–๐™ฎ๐™–๐™–๐™จ๐™๐™– ๐™ ๐™–๐™จ๐™–๐™ข๐™–๐™ฎ๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™—๐™ž๐™ง๐™ฉ๐™– (๐™จ๐™ฉ๐™š๐™š๐™ก ๐™จ๐™ฉ๐™ง๐™ช๐™˜๐™ฉ๐™ช๐™ง๐™š) ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ฌ๐™š๐™ก๐™ž๐™—๐™– ๐™™๐™๐™ž๐™จ๐™ ๐™ค๐™ค๐™™...
30/09/2021

๐™Ž๐™๐™ž๐™ง๐™ ๐™–๐™™๐™– ๐™๐™ค๐™ ๐™ค๐™ ๐™ค ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™–๐™ฎ ๐™ž๐™™๐™ž๐™ฃ ๐™จ๐™ค ๐™ ๐™ค๐™ง๐™™๐™๐™ž๐™จ๐™–๐™ฎ ๐™ฃ๐™–๐™จ๐™๐™ฆ๐™–๐™™a๐™ฎ๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™™๐™๐™ž๐™จ๐™ข๐™–๐™ฎ๐™–๐™–๐™จ๐™๐™– ๐™ ๐™–๐™จ๐™–๐™ข๐™–๐™ฎ๐™จ๐™–๐™ฃ ๐™—๐™ž๐™ง๐™ฉ๐™– (๐™จ๐™ฉ๐™š๐™š๐™ก ๐™จ๐™ฉ๐™ง๐™ช๐™˜๐™ฉ๐™ช๐™ง๐™š) ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ฌ๐™š๐™ก๐™ž๐™—๐™– ๐™™๐™๐™ž๐™จ๐™ ๐™ค๐™ค๐™™๐™–.

werehouse-ka oo ah dhisme cusub waxa sidoo kale kuu nashaqadaynaysa kuuna dhisaysa Rokoko.

Kala soo xiriir
0613274734 / 0611007915

Address

Soobe KM5
Mogadishu
2522

Telephone

+252611007915

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rokoko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share