14/08/2026
๐๏ธ NAAFIC CONSTRUCTION COMPANY
Dhismaha, Qurxinta & Dhammeystirka โ Hal Meel.
Naafic Construction Company waxay ku takhasustay dhismaha, naqshadeynta, qurxinta gudaha iyo dhammeystirka mashaariicda kala duwan.
Waxaan ku dadaalnaa inaan macaamiisheena siino shaqo tayo leh, naqshad casri ah, qurux iyo qiimo la awoodi karo.
Haddii aad qorsheynayso guri, xafiis, xarun ama mashruuc kale,
adigana waan kuu qaban karnaa.
๐ Nala soo xiriir maanta:
+252 619 011420 | +252 619 862005 | +252 629 862005
Email : ๐ง [email protected]
๐Location: Trepiano, Behind Dahabshiil HQ Building, Waberi District, Mogadishu, Somalia.
Naafic Construction Company โ Tayo, Qurux & Kalsooni.