Hedeb ICT

Directions Contact the business

Hedeb ICT Technology for the way you do business.

A business has many moving parts.Your website.Your customers.Your sales.Your inventory.Your team.Your daily operations.T...
23/09/2026

A business has many moving parts.

Your website.
Your customers.
Your sales.
Your inventory.
Your team.
Your daily operations.

They shouldn't feel like separate pieces.

HEDEB ICT brings them together through technology built around the way your business works.

One business. One system.

HEDEB ICT
Technology, Built for Business.

22/09/2026
10/09/2026

Ganacsi xogtiisu kala daadsan tahay, go'aan sax ah way ku adkaan kartaa.

Marka xogta iibka, macaamiisha, kaydka iyo dhaqaalahaaga ay hal meel ku wada jiraan, waxaad si fudud u fahmi kartaa waxa ganacsigaaga ka socda.

Xog sax ah → Go'aan sax ah → Koboc dhab ah.

HEDEB ICT
Teknoolojiyad loogu talagalay ganacsigaaga. 🚀

Waqtigaaga ha ku lumin waraaqo, Excel badan iyo hawlo soo noqnoqda.Ganacsiga casriga ahi wuxuu u baahan yahay nidaam fud...
09/09/2026

Waqtigaaga ha ku lumin waraaqo, Excel badan iyo hawlo soo noqnoqda.

Ganacsiga casriga ahi wuxuu u baahan yahay nidaam fudud, xog sax ah, iyo automation.

Adiga ganacsigaaga maamul.
Nidaamkuna ha qabto shaqada.

HEDEB ICT 🚀

Technology build for Business
30/08/2026

Technology build for Business

Ganacsi kasta wuxuu leeyahay hab uu u shaqeeyo.Dhibaatadu waxay bilaabataa marka technology-gu uusan la jaanqaadin habka...
26/08/2026

Ganacsi kasta wuxuu leeyahay hab uu u shaqeeyo.

Dhibaatadu waxay bilaabataa marka technology-gu uusan la jaanqaadin habkaas.

HEDEB ICT waxaan dhisnaa xalal ku habboon sida ganacsigaagu dhab ahaan u shaqeeyo laga bilaabo ERP iyo software gaar ah ilaa websites, mobile apps.

Ma dhisno technology kaliya si loo helo.

Waxaan u dhisnaa si loo isticmaalo, loo cabbiro, loona kobciyo ganacsiga.

HEDEB ICT
Technology, Built for Business.

23/08/2026

Ganacsigu maanta wuxuu u baahan yahay wax ka badan technology wuxuu u baahan yahay technology si dhab ah u shaqaysa.

HEDEB ICT waxaan dhisnaa ERP Solutions, Custom Software, Mobile Apps iyo Web Solutions oo loogu talagalay inay fududeeyaan shaqada, kordhiyaan hufnaanta, una diyaariyaan ganacsigaaga koritaan.

HEDEB ICT
Technology, Built for Business.

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hedeb ICT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hedeb ICT:

Shortcuts

Share