Shirkada Dhismaha ee Daldhis Laascaanood

Shirkada Dhismaha ee Daldhis Laascaanood Shirkadda Dhismaha & Qandaraasyada Daldhis waa Shirkada dhismaha ugu wayn Waqooyi beri

20/05/2026

Shirkadda Dhismaha Daldhis ayaa si rasmi ah u dhamaystirtay mid kamid ah guryaha casriga ah ee degsiimada ah ee ay ka hirgelisay caasimadda ‪Laascaanood‬.

Shirkadda Dhismaha Daldhis — Hormuudka Dhismaha Casriga ah ee Waqooyi Bari.

Nagala soo xidhiidh 063-4496090/0634903777

09/03/2026

Shirkadda Daldhis Construction Company ayaa si rasmi ah u dhamaystirtay guri mid kamid ah guryaha ay ka hirgelinayso caasimadda Laascaanood.

Gurigan oo loo dhisay qaab casri ah islamarkaana leh tayada dhisme oo casriga ah ayaa qayb ka ah dadaallada shirkaddu ku horumarinayso bilicda iyo kaabayaasha magaalada.

Shirkadda Daldhis Construction Company ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto hirgelinta mashaariic dhisme oo tayo leh si ay uga qayb qaadato horumarka iyo casriyeynta magaalada Laascaanood.

Nagala soo xidhiidh 063-4496090/0634903777

04/02/2026

Anagoo ah Shirkadda Dhismaha Daldhis Construction Company, waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa in aan dhamaystirnay guri casri ah oo ka kooban bakhaaro ganacsi iyo guri hoy degsiimo, kaas oo laga hirgeliyey magaalada Laascaanood.

Dhismahan cusub wuxuu tusaale u yahay horumarka degdegga ah ee ka socda kaabayaasha magaalada, isaga oo kor u qaadaya bilicda guud, isla markaana abuuraya fursado ganacsi iyo shaqo oo cusub. Mashruucani wuxuu muujinayaa sida ay Daldhis Construction Company uga go’an tahay in ay bulshada u soo bandhigto dhismayaal tayo sare leh, casri ah, isla markaana waafaqsan baahiyaha nololeed ee casriga ah.

Nagala soo xidhiidh 063-4496090/0634903777

16/01/2026

Waxaa farxad iyo sharaf noo ah inaan maanta ka qayb qaadannay soo dhaweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, annagoo matalayna shirkadda Dhismaha Daldhis Construction
Company ee magaalada Laascaanood.

Waxaan u rajaynaynaa Madaxweynaha iyo wafdigiisaba booqasho miro-dhal ah oo u horseedda horumar iyo barwaaqo shacabka Soomaaliyeed. Gaar ahaan Bulshadda Waqooyi Bari Soomaaliya

Address

Laascaanood

Opening Hours

Monday 06:00 - 19:30
Tuesday 06:00 - 19:30
Wednesday 06:00 - 19:30
Thursday 06:00 - 19:30
Friday 16:00 - 19:30
Saturday 05:45 - 07:30
Sunday 06:00 - 19:30

Telephone

+252634026714

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkada Dhismaha ee Daldhis Laascaanood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shirkada Dhismaha ee Daldhis Laascaanood:

Shortcuts

Share