25/04/2024
Guriyo Iibah
Muuqaalka Hoos ka Daawo
Macmiil waxaan kuu haynaa Guri Iib
Waa Guri cusub oo imika farta laga qaaday
Gurigu wuxuu ku yaala Hargeisa
●Xaafada Gantaalaha
●Degmada : Ibrahim.Koodbuur
●Cabirka : 24m x9m
●price $67,000
Sharcigii waa u dhamaystiranyahaya
Cidii u baahan la soo xidhiida
Tell: 63 4069301
Som: 654069301