Maxamed Sheekh

Maxamed Sheekh Hargaysa

04/07/2026
04/07/2026

Baanka Kor U Qaaday Qiimaha Sarifka Ee Moobilka Ku Jira.

Banka dhexe ee Somaliland ayaa sheegay inuu kor u qaaday Qiimaha Sarifka ee Moobilka ku Jira Gacanta h**e iyo gacanta dambena.

"Waxanu ku dhawaaqaynaa in aanu is bedel ku samaynay, heerka sarifka ee ku jiray Moobilada, kaas oo isla maanta dhaqan geli doona, h**e waxa Moobilka ugu jiray (10000) toban kun Gacanta H**e, Halka ay gacanta dambena ugu jirtay (10100) toban kun iyo boqol, waxaanu ka dhigay manta Gacanta h**e 11000, halka Gacanta dambena aanu ka dhignay 11100, waxaanu go,kaas u qaadanay si meesha looga saaro suuqa Madaw..". Gudoomiye Xigeenka Banka Khayre

Khadar Macalin Deeq

30/06/2026
30/06/2026

Xukuumadda Oo Dagaal 6 Qof ku Dhinteen ka Hadashay Ka Hadashay.

Wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland ayaa ka hadashay Dagaal Sababay Dhimashada 6 Qof oo ka dhacay Deegaanka Xaysimo ee Gobolka Sanaag.

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda oo ka hadlay ayaa sidan yidhi

"Shaqaqadii ka dhacday Deegaanka Xaysimo ee ay ku geeriyoodwwn 6 Qof, qaarnanay ku dhaawacmeen, waa geeri naxdin leh aanay haboonayn in cidi inaga dhumato, nimcadaa ilaahay bixiyo, waanu ka tacsiyeynaynaa eheladii ay ka bexeen, waxan leenahay ilaahay ha u Naxriisto, Inta ku dhaawacantayna waxaan leeyanahay ilaahay ha u booga dhayo, aad ayaanu uga tiiraanyeysanahay.

Waa Arrin Nlnaxdinteeda leh oo aan sinnaba loo aqbali karin, gacanta ka xaq daran ayaa dishay oo aan waxba ku lahayn, Inay inagaga dhumato Nimco ilaahay Ina siiyey, wa aarrin aanu ka digayno Inay arrimaha noocaas ahi soo noqdana, qofku wuu Ka qaalisan yahay buur dahab ah.

Ciidamada Qaran ayaa goobta tegay oo kala dhex galay oo xakameeyey waanu uga mahad celinaynaa, ciidamada Booliska, millateriga iyo baddaba, Inay xakameeyen dadkii Hubka siday ee gurmadka ahaa, cid Kasta oo Qorin lagu arko Deegaamada ciidamadu Tallaabo Ayey ka Qaadayaa" ayuu yidhi .

Khadar Macalin Deeq

29/06/2026
29/06/2026
29/06/2026

Address

Hargeisa

Telephone

+252634173397

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Sheekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category