Modern Automotive Technology

Modern Automotive Technology We are the official distributor of SUZUKI and JAC Motors in Somalia and Somaliland. Distributor for LIQUIMOLY, SUZUKI AND JAC MOTORS in Somalia.
(3)

We also provide full vehicle services and products, including Oils and lubricants, spare parts, mechanics, and body repair.
-motors Sales and repairs for brand new Vehicles.

24/07/2026

Ganacsigaaga kor u qaad adigoo adeegsanaya gaadhiga Suzuki Super Carry

Waa baabuur shidaal cunyar,sidoo kalena xamuul badan kuu qaadaya.

Modern Automative Technology:
Call / WhatsApp: 252 63 6390001 / 252 63 6390002

Daryeelka Engine ku waa furaha cimrigiisa. ๐Ÿ’™ LIQUI MOLY waxay kaa caawinaysaa nadiifinta gudaha engine ka iyo kor u qaad...
22/07/2026

Daryeelka Engine ku waa furaha cimrigiisa. ๐Ÿ’™ LIQUI MOLY waxay kaa caawinaysaa nadiifinta gudaha engine ka iyo kor u qaadista waxqabadkiisa.

Modern Automative Technology:
Call / WhatsApp: 252 63 6390001/ 252 63 6390006/ 252 63 6390099

20/07/2026

JAC T8 Diesel Pick Up waa gaadhi loo sameeyey dadka aan ka joogsan shaqada, kuwa ganacsigoodu ku xidhan yahay dhaq-dhaqaaq joogto ah, iyo kuwa doonaya baabuur awood u leh inuu ka gudbo caqabad kasta.

Haddii uu jidku yahay laami, ciid, buur ama bacaad, JAC T8 wuxuu ku geeynayaa halkii aad u socotay isagoo ku socda awood, adkaysi iyo kalsooni.

โœ… Call -Tell : 63 6390001 | 63 6390002 | 63 6390004


Congratulations for the winner ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰
20/07/2026

Congratulations for the winner ๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰

World cup Final Saadaali oo ku guulayso LIQUIMOLY CAR CARE KIT1. Wash and Wax2. โ Plastic restorer3. โ Windshield Shampoo4...
18/07/2026

World cup Final

Saadaali oo ku guulayso
LIQUIMOLY CAR CARE KIT
1. Wash and Wax
2. โ Plastic restorer
3. โ Windshield Shampoo
4. โ Towel 2pcs (Inner and Outer)

Shuruudaha tartanka:

1. Follow, Comment, Like and Share
2. Jawaabta saxda ah soo qor kahor inta aanay ciyaartu bilaabmin

๐ŸšŒ JAC Sunray Passenger Bus โ€“Waa raaxo, badbaado, iyo waxqabad ku kulmay hal baabuur. Ku habboon safarrada ganacsiga, dug...
17/07/2026

๐ŸšŒ JAC Sunray Passenger Bus โ€“Waa raaxo, badbaado, iyo waxqabad ku kulmay hal baabuur. Ku habboon safarrada ganacsiga, dugsiyada, iyo gaadiidka rakaabka. Ka hel MATCO Motors.

Modern Automative Technology:
๏ฟฝCall / WhatsApp: 252 63 6390001/ 252 63 6390002/ 252 63 6390099

๐Ÿš› JAC N Series โ€“ Awood, Adkeysi & Waxqabad! ๐Ÿ’ชGaadhi loo dhisay in uu u qabto shaqada culus si hufan oo la isku haleyn ka...
15/07/2026

๐Ÿš› JAC N Series โ€“ Awood, Adkeysi & Waxqabad! ๐Ÿ’ช

Gaadhi loo dhisay in uu u qabto shaqada culus si hufan oo la isku haleyn karo. Haddii aad raadineyso tayo, awood, iyo qiimo isku dheelitiran, JAC N Series waa doorashada saxda ah.

๐Ÿ“Booqo MATCO Motors maanta oo hel faahfaahin dhamaystiran.
Call / Tell: 252 63 6390001/ 252 63 6390002/ 252 63 6390004

13/07/2026

Safarka ugu fiicani waxa uu ka bilaabmaa gaadhi ku haboon!

๐—ฆ๐˜‚๐˜‡๐˜‚๐—ธ๐—ถ ๐—๐—ถ๐—บ๐—ป๐˜† ๐Ÿฑ-๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ
Jid aan la mari karin,
Jiiro iyo carro culus,
Joogiisa dheer baa u sahla,
Jiho kasta oo loo jeesto,
Jawaabtiisu waa socod.

โœ… Call -Tell : 63 6390001 | 63 6390002 | 63 6390004

โœจ Gaadhigaagu ha noqdo mid had iyo jeer nadiif ah oo dhalaalaya.Alaabooyinka LIQUI MOLY Car Care waxay kaa caawiyaan:๐Ÿ”น N...
12/07/2026

โœจ Gaadhigaagu ha noqdo mid had iyo jeer nadiif ah oo dhalaalaya.

Alaabooyinka LIQUI MOLY Car Care waxay kaa caawiyaan:
๐Ÿ”น Nadiifinta gudaha iyo dibadda gaadhiga
๐Ÿ”น Dhalaalinta gaadhigaaga
๐Ÿ”น Ilaalinta rinjiga iyo taayirrada
๐Ÿ”น Aragti waadaxa xilliyada roobabka

๐Ÿ“ Ka hel MATCO Motors: 252 63 6390001 / 252 63 6390006 / 252 63 6390099

08/07/2026

JAC T8 waa xaajiyad wakaalad ah, oo aan adiga hortaa cidi adeegsan!

* 2.0L Turbo Diesel Engine
* 6-Speed Manual Transmission
* 4ร—2 / 4ร—4 Drive Options
* 140 HP Power Output
* 320 Nm Torque
* Cruise Control
* Reverse Camera
* Rear Parking Sensors
* Dual Front Airbags
* ABS with EBD
* Electronic Stability Control (ESC)
* Traction Control System (TCS)
* Hill Start Assist (HHC)
* Tire Pressure Monitoring System (TPMS)

โœ… Call -Tell : 63 6390001 | 63 6390004 | 63 6390002

Address

Wadada Miisaka Saraakisha, M. H. D. H. Gaariye Road
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252636390001

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Modern Automotive Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Modern Automotive Technology:

Shortcuts

Share