Ifcom Construction Company

Ifcom Construction Company IFCOM is a Somaliland-based Construction Co. that has many subsidiaries around Somaliland.

IFCOM 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐭𝐫𝐮𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 Company  waxa ay ugu hambalyaynaysaa shacabka Muslimiinta Ah Munaasibada Ciidul Adxa .
26/05/2026

IFCOM 𝐂𝐨𝐧𝐬𝐭𝐫𝐮𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 Company waxa ay ugu hambalyaynaysaa shacabka Muslimiinta Ah Munaasibada Ciidul Adxa .

25/02/2026

Ku soo dhawow Shirkadda Dhismayasha Casriga ee ifcom Construction Company.
Tell.+252634429378 WhatsApp
Ongoing project no.227
Masalaha Area Hargeisa Somaliland

Hambalyo Aroos Sharaf Leh 💍🤍Guddoomiyaha IFCOM Construction Co, Maamulka iyo dhammaan Shaqaalaha shirkaddu waxay hambaly...
14/02/2026

Hambalyo Aroos Sharaf Leh 💍🤍

Guddoomiyaha IFCOM Construction Co, Maamulka iyo dhammaan Shaqaalaha shirkaddu waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan Mahdi Xariir Axmed iyo Marwadiisa qaaliga ah, munaasabadda arooskooda oo si heer sare ah uga qabsoontay Ali Jirde Hotel, Hargeysa.

Mahdi, oo ka mid ah aas-aasayaashii shirkadda isla markaana door muuqda ku lahaa koboca iyo horumarka IFCOM, waxa uu maanta u tallaabay marxalad cusub oo nololeed. Farxaddiinnu waa farxaddayada; sharaf bayna noo tahay in aan la wadaagno munaasabaddan qiimaha badan.

Waxaan Eebbe uga baryaynaa inuu guurkiinna ka yeelo mid ku dhisan jacayl, kalgacal, ixtiraam iyo is-afgarad waara; idinkana ku gallado barako, bash-bash iyo barwaaqo joogto ah, kana dhigo reer lagu naalloodo oo lagu nagaado.🌹

24/01/2026

On Going Project A 227 - Masaalaha, Hargeisa Somaliland

01/01/2026

✨Happy New Year✨
Guddoomiyaha iyo shaqaale-weynaha shirkadda IFCOM Construction Co. waxa ay dhammaan bulshada Somaliland, gaar ahaan macaamiisha shirkadda ugu hambalyeynayaan sanadka cusub. Waxaan idiin rajaynayaa sanad barwaaqo leh, horumar, caafimaad, nabad, iyo guulo waaweyn oo aad ku tallaabsataan. Mahadsanidiin, sannad wanaagsanna ha inoo noqdo dhammaanteen.

✨Happy New Year✨Guddoomiyaha iyo shaqaale-weynaha shirkadda IFCOM Construction Co. waxa ay dhammaan bulshada Somaliland,...
01/01/2026

✨Happy New Year✨
Guddoomiyaha iyo shaqaale-weynaha shirkadda IFCOM Construction Co. waxa ay dhammaan bulshada Somaliland, gaar ahaan macaamiisha shirkadda ugu hambalyeynayaan sanadka cusub. Waxaan idiin rajaynayaa sanad barwaaqo leh, horumar, caafimaad, nabad, iyo guulo waaweyn oo aad ku tallaabsataan. Mahadsanidiin, sannad wanaagsanna ha inoo noqdo dhammaanteen.

27/12/2025

HEESTA AQOONSIGA SOMALILAND

Maamuulka Iyo Hawl-wadeennada IFCOM Construction Company waxa ay ugu Hambalyeynayaan guud ahaan muslimiinta caalamka, ga...
05/06/2025

Maamuulka Iyo Hawl-wadeennada IFCOM Construction Company waxa ay ugu Hambalyeynayaan guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed iyo macaamiisha Shirkadda dhismaha IFCOM munaasibadda Ciidal adxa , ciiddan ciiddeedana ha inanagu gaadhsiiyo nabad-qab iyo barwaqo... Insha Allah.
Eng Awil Ali Hussain Gudoomiyaha Shirkada IFCOM.

27/07/2024

Riyadaada Waxaa Kuu Rumaynaysa Ifcom Construction Company

Address

Waaberi Building Floor 3
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Telephone

+252633777710

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifcom Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ifcom Construction Company:

Share