Nidaam Construction Co.

Nidaam Construction Co. Ku soo dhawaada shirkada dhismaha ee Nidaam.

Adeegyada ay shirkadu bixiso waxa ka mid ah
- Dhiska dhismayaasha
- Nashqadaynta dhismaha gudo iyo dibadba
- Qiimaynta dhismaha
- Dayactirka dhismaha
- Dhiraynta dhismaha
- La talinta macmiilka

NIDAAM CONSTRUCTION COMPANY waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Somaliland munaasibadda qiimaha bad...
17/05/2026

NIDAAM CONSTRUCTION COMPANY waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Somaliland munaasibadda qiimaha badan ee 18-ka May.

Maalintani waa maalin xusuus iyo sharaf leh oo ka tarjumaysa midnimo, geesinimo iyo horumar. Waxaan Alle uga baryaynaa in Somaliland hesho nabad waarta, barwaaqo iyo guulo hor leh.

Hambalyo 18 May dhammaan shacabka Somaliland
💚🤍❤️

NIDAAM CONSTRUCTION COMPANY
"Dhismo tayo leh iyo horumar waara.

Alxamdulilaah, maanta waxaa si habsami leh u socda shaqadii dib-u-dhiska iyo hagaajinta Garoonka Xawaadleh oo ay gacanta...
12/05/2026

Alxamdulilaah, maanta waxaa si habsami leh u socda shaqadii dib-u-dhiska iyo hagaajinta Garoonka Xawaadleh oo ay gacanta ku hayso Shirkadda NIDAAM CONSTRUCTION COMPANY.
Shirkaddu waxay si hufan uga shaqaynaysaa tayaynta iyo casriyeynta garoonka, iyadoo mudnaanta siinaysa bilicda, adkeysiga, iyo dhismaha heerkiisu sarreeyo.

Waxaan uga mahadcelinaynaa dhammaan shaqaalaha iyo cid kasta oo qayb ka ah hirgelinta mashruucan muhiimka ah, waxaana rajaynaynaa in uu noqdo garoon bulshada iyo deegaanka wax weyn u tara.

07/10/2025

Project ID: 586
Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa xaafada G/Libaax 150 area.
Dhulka uu ku fadhiyaana waa 12m x 20m
Waxa uu ka kooban yahay:
4 qol oo hurdo ah, 1 qol fadhi ah, 1 qol Sare, 2 berande, 1 (bathroom), iyo 2 suuli (toilet).
Nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan ama shaashada kaga muuqda:
063 4391239 | 063 4195631 | 063 4410075
Email: [email protected]

31/08/2025

Project ID: 585
Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa xaafada 26 juun Cawo dhalad area.
Dhulka uu ku fadhiyaana waa 18m x 12m
Waxa uu ka kooban yahay:
6 qol oo hurdo ah, 1 qol fadhi ah, 1 berande, 2 baad (bathroom), iyo 2 suuli (toilet).
Nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan ama shaashada kaga muuqda:

063 4391239 | 063 4195631
Email: [email protected]

Maamulka iyo shaqalaha shirkada Nidaam Construction Company waxa ay idinku Hambalyaynaysaa curashada Munaasibada Eidul F...
29/03/2025

Maamulka iyo shaqalaha shirkada Nidaam Construction Company waxa ay idinku Hambalyaynaysaa curashada Munaasibada Eidul Fidriga waxayna idin leenahay كل عام وأنتم بخير

𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗥𝗔𝗞Maamulka Iyo shaqaalaha shirkadda Nidaam Construction Company waxay ugu hambalyeynayaan dhammaan umadda m...
28/02/2025

𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗥𝗔𝗞
Maamulka Iyo shaqaalaha shirkadda Nidaam Construction Company waxay ugu hambalyeynayaan dhammaan umadda muslimiinta gaar ahaan umadda soomaaliland bilashada bisha barakeysan ee RAMADAN, Waxaan alle ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwa ka faaidaysta kheyrka bishaan barakaysan

09/02/2025

Project ID: 584
Waa guri ay shirkadu ka dhistay magaalada Hargeisa xaafada 26 juun batalaale area.
Dhulka uu ku fadhiyaana waa 19m x 23m
Waxa uu ka kooban yahay:
6 qol oo hurdo ah, 2 qol fadhi ah, 2 berande, 2 baad (bathroom), iyo 2 suuli (toilet).

Nagala soo xidhiidh numberada iyo ciwaanka hoos ku xusan ama shaashada kaga muuqda:
063 4391239 | 063 4195631
Email: [email protected]

Waa dhisme masajida kaas oo ay shirkadu ka hirgalinayso magalada Berbera
09/02/2025

Waa dhisme masajida kaas oo ay shirkadu ka hirgalinayso magalada Berbera

Nidaam construction Waa nashqad kaalin shidaal oo casri ah waxaan loo hirgalin doonaa sidaa designku yahay insha Allah
04/01/2025

Nidaam construction
Waa nashqad kaalin shidaal oo casri ah waxaan loo hirgalin doonaa sidaa designku yahay insha Allah

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧
31/10/2024

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Address

Boodhle Building Near Ali Mataan Masjid
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00

Telephone

+252634195631

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nidaam Construction Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nidaam Construction Co.:

Share