SunPower 'The Renewable Energy Service Provider'

SunPower 'The Renewable Energy Service Provider' The SunPower is ' renewable energy service provider' in the horn of Africa, based Hargeisa.

Alle hayna waafajiyo soonka Maalinta carafa
25/05/2026

Alle hayna waafajiyo soonka Maalinta carafa

acmiil ma ogtahay inaad heli karto solar aad u tayo saraysa oo lagugu xidho goobtaada shaqo ama gurigaagaba, aadna u tay...
03/05/2026

acmiil ma ogtahay inaad heli karto solar aad u tayo saraysa oo lagugu xidho goobtaada shaqo ama gurigaagaba, aadna u tayo saraysa qiimahuna yahay mid macquul ah?
Hadaba nagala so xidhiidh si aad u hesho xog faahfaahsan numberadan : 0636000036 0636000035 0636000034

FG: Ma adeegsano mana adeegsan doono Ai si aanu u samayno graphic designs 😁

Macmiil waxa ugu wanaagsan eed maalgashataa waa naftaada iyo gurigaaga, hadaba xidho solar aad kaga maaranto koronto qaa...
02/05/2026

Macmiil waxa ugu wanaagsan eed maalgashataa waa naftaada iyo gurigaaga, hadaba xidho solar aad kaga maaranto koronto qaali ah iyo biil fara badan.

⚑ Koronto Joogto ah iyo lacag kuu badbaada. β˜€οΈπŸ”‹Kani waa ALL IN ONE Battery System waaba xalka tamarta casriga ah ee loog...
29/04/2026

⚑ Koronto Joogto ah iyo lacag kuu badbaada. β˜€οΈπŸ”‹

Kani waa ALL IN ONE Battery System waaba xalka tamarta casriga ah ee loogu talagalay guryaha iyo ganacsiyada. Koronto kayd ah oo la isku halayn karo, qiime aad macquul u ah, iyo batariyo lithium ah oo cimri dheer leh. dhammaantood waxay diyaar kugu yihiin xarunteena oo ku taala KASOO HORJEED XARUNTA XISBIGA KULMIYE AMA DHABARKA DANBE EE GAROONKA DHALINTA

βœ… Awoodda 5KW, 10KW, 15KW
βœ… Damaanad 5 Sano ah
βœ… Koronto Kayd Ah Markasta ood u baahato
βœ… 0$ aad bixiso korontada qaaliga ah

Hadaba ha sugin in koronto la’aan ay hakiso noloshaada ee maanta hel xal waara.

πŸ“ž Wacitaan/WhatsApp: +252636000036 +252636000035 +252636000034

Macmiil ma ogtahay inaad heli karto solar aad u tayo saraysa oo lagugu xidho goobtaada shaqo ama gurigaagaba, aadna u ta...
28/04/2026

Macmiil ma ogtahay inaad heli karto solar aad u tayo saraysa oo lagugu xidho goobtaada shaqo ama gurigaagaba, aadna u tayo saraysa qiimahuna yahay mid macquul ah?

Hadaba nagala so xidhiidh si aad u hesho xog faahfaahsan numberadan : 0636000036 0636000035 0636000034

Solar qiimo jaban oo tayo leh gurigaaga ama goobtaada shaqqo aad kaga maaranto korontada hadda nagga soo dalbo.
25/04/2026

Solar qiimo jaban oo tayo leh gurigaaga ama goobtaada shaqqo aad kaga maaranto korontada hadda nagga soo dalbo.

Macmil Waxaad naga helaysaa solar jaban oo tayo leh.
21/04/2026

Macmil Waxaad naga helaysaa solar jaban oo tayo leh.

bilowga bilkasta waa fursad cusub. Happy April
01/04/2026

bilowga bilkasta waa fursad cusub. Happy April

24/03/2026

HADDA SO DALBO

23/03/2026

AC aan $1 oo laydh ama koronto ah kaa cunayn hadda soo dalbo

Address

Jidka Dhalinta, Agagaarka Xarunta Kulmiye
Hargeisa
0000

Opening Hours

Monday 07:30 - 18:30
Tuesday 07:30 - 18:30
Wednesday 07:30 - 18:30
Thursday 07:30 - 18:30
Saturday 07:30 - 18:30
Sunday 07:30 - 18:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SunPower 'The Renewable Energy Service Provider' posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share