RIIG Gacmeed Company

Call Directions

RIIG Gacmeed Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RIIG Gacmeed Company, Well water drilling service, Arabsio, Gebiley.

Kuso dhawaaw Riig gacmeed company Qodista & Dhismaha Ceelasha Gacmeed πŸ’§
Waxaan bixinaa adeegyo xirfad leh, tayo leh oo la isku halayn karo, laga bilaabo qodista ilaa dhamaystirka ceelka.
πŸ“ Hargeysa & nawaaxigeeda
πŸ“ž 063 4211180 | 063 4653917
πŸ“© Nala so

πŸ•³οΈπŸ’§ RIIG GACMEED COMPANYMa u baahan tahay Ceel Gacmeed? πŸ’§Ma rabtaa biyo joogto ah oo aad ku kalsoonaan karto?RIIG Gacmee...
11/08/2026

πŸ•³οΈπŸ’§ RIIG GACMEED COMPANY

Ma u baahan tahay Ceel Gacmeed? πŸ’§
Ma rabtaa biyo joogto ah oo aad ku kalsoonaan karto?
RIIG Gacmeed Company waxay diyaar kuugu yihiin qodista iyo dhismaha ceelasha gacmeedka, iyadoo adeegga lagu qabanayo si xirfad, hufnaan iyo masuuliyad leh. πŸ‘·β€β™‚οΈπŸ”§
βœ… Qodista Ceelasha Gacmeedka
βœ… Dhismaha & dhamaystirka Ceelasha
βœ… Adeeg tayo leh oo la isku halayn karo
βœ… Shaqooyin Dayactirka iyo dib u hab uhabaynta kala duwan
πŸ“ Hargeysa & nawaaxigeeda
πŸ“ž Nala soo xiriir:
☎️ 063 4653917

RIIG Gacmeed Company
πŸ’§ Biyuhu waa nolosheenaβ€” annaguna waxaan kaa caawinaynaa inaad hesho.

πŸ•³οΈπŸ’§ RIIG GACMEED COMPANY
11/08/2026

πŸ•³οΈπŸ’§ RIIG GACMEED COMPANY

πŸ•³οΈπŸ’§ RIIG GACMEED COMPANYMa u baahan tahay Ceel Gacmeed? πŸ’§Ma rabtaa biyo joogto ah oo aad ku kalsoonaan karto?RIIG Gacmee...
10/08/2026

πŸ•³οΈπŸ’§ RIIG GACMEED COMPANY

Ma u baahan tahay Ceel Gacmeed? πŸ’§
Ma rabtaa biyo joogto ah oo aad ku kalsoonaan karto?
RIIG Gacmeed Company waxay diyaar kuugu yihiin qodista iyo dhismaha ceelasha gacmeedka, iyadoo adeegga lagu qabanayo si xirfad, hufnaan iyo masuuliyad leh. πŸ‘·β€β™‚οΈπŸ”§
βœ… Qodista Ceelasha Gacmeedka
βœ… Dhismaha & dhamaystirka Ceelasha
βœ… Adeeg tayo leh oo la isku halayn karo
βœ… Shaqooyin Dayactirka iyo dib u hab uhabaynta kala duwan
πŸ“ Hargeysa & nawaaxigeeda
πŸ“ž Nala soo xiriir:
☎️ 063 4653917

RIIG Gacmeed Company
πŸ’§ Biyuhu waa nolosheenaβ€” annaguna waxaan kaa caawinaynaa inaad hesho.

RIIG Gacmeed Company
07/10/2025

RIIG Gacmeed Company

"Macmiil madoonasaa inaad qodato ceel tayo leh ,Biyo fiicana leh  waxaanu kuu haynaa shaqaale utaba baran qodista ceelas...
30/09/2025

"Macmiil madoonasaa inaad qodato ceel tayo leh ,Biyo fiicana leh waxaanu kuu haynaa shaqaale utaba baran qodista ceelasha iyo engnero ku takhasusay xidhista kaabada ceelka fadlan ka faa iidayso."

"Sidoo kale hadii aad Doonaso inaad Ceel Sadaqo ula Baxdo waanu kaaga Qodanaa Degaanka Aad doomaso inaad Ka qodo"

wixii Faah faahina nagala soo xidhiidh Numberadan hoose:
063 4211180
063 4653917

mahadsanid.

Ceelkan Oo aanu ka Bilawnay   ee Bariga Hargeisa 1 Julay 2025 Ayaa Maanta Si fiican usoo Dhamaaday Iyada oo Aanu ka Gaad...
04/09/2025

Ceelkan Oo aanu ka Bilawnay ee Bariga Hargeisa 1 Julay 2025 Ayaa Maanta Si fiican usoo Dhamaaday Iyada oo Aanu ka Gaadhnay Biyo Macaan.

Macmiil Hadii aad ubaahantahay Inaad Qodato Ceel Tayo iyo Biyo Badan leh Nagala Soo xidhiidh Numberadan Hoose.
063 4211180
063 4653917

  Cusub Oo aanu ka bilawnay Bariga Hargaysa Gaar ahaan  "Macmiil Hadii doonaso inaad qodato ceel tayo leh ,Biyo fiicana ...
01/07/2025

Cusub Oo aanu ka bilawnay Bariga Hargaysa Gaar ahaan

"Macmiil Hadii doonaso inaad qodato ceel tayo leh ,Biyo fiicana leh waxaanu kuu haynaa shaqaale utaba baran qodista ceelasha iyo Engnero ku takhasusay xidhista kaabada ceelka fadlan ka faa iidayso."
whats app 063 4653917
Tell 063 4211180

Address

Arabsio
Gebiley
252

Telephone

+252634653917

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RIIG Gacmeed Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share