Three Star Engineering Services

Call Directions Contact the business

Three Star Engineering Services Construction

Goobt: Badhan, Sanaag. Mulkiile: Khayr Mawaaye. Dhawaan ayaan la fulinaya dhismaha Meheradda idanka Eebbe.
15/10/2026

Goobt: Badhan, Sanaag.

Mulkiile: Khayr Mawaaye.

Dhawaan ayaan la fulinaya dhismaha Meheradda idanka Eebbe.

13/10/2026

Waa guri cabirkiisu yahay 9×16, oo ka kooban afar qol oo mid yahay fadhi weyn, sadex suuli, Jiko iyo Daarad weyn. Si kasta oo Bogcadaadu u yartahay, waxaanu kaaga soo saari gurigaaga riyada.

Dhawaan iyo Bosaaso. Waa dhisme ka kooban, maqaaxi aad u qurxoon, kaalin shidaal, super-market iyo Apartment.
25/07/2026

Dhawaan iyo Bosaaso. Waa dhisme ka kooban, maqaaxi aad u qurxoon, kaalin shidaal, super-market iyo Apartment.

05/07/2026

Waa B**r ay yeelaynayso jaamacadda East Africa University Bosaso iyo dhismaha maamulka beerta. Waxaa tababaro lagu siin doonaa beeralayda iyo shaybaaridda beeraha. Cabirka beerta 3.5 Hectar.

20/12/2025

Wajahadda h**e.

07/12/2025

Garoowe ayaan ka dhisnay, waa 18×18 ah dhex ka dhis.

Address

Garoowe-Meeraysane
Garowe

Telephone

+252906946668

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Three Star Engineering Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Three Star Engineering Services:

Shortcuts

Share