Albashid Construction Company - ACC

Albashid Construction Company - ACC Official Facebook account page for AlBASHID Construction Company (ACCOM).

Civil and construction company that has built a strong reputation for delivering a quality service. AlBASHID Construction Company (ACCOM) is a civil and construction company that has built a strong
reputation for delivering a quality service, on time, and at a competitive price. We pride ourselves on
being skilled and experienced in all aspects of civil construction and this, combined with our gro

wing
clients due to our customer satisfaction driven approach, has established us as major player in the
engineering and construction industry. The Company has grown steadily over the last decades, owns a
heavy duty machinery and equipment and employs a largest workforce. ACC undertakes a variety of projects for a wide range of cliental – from small private developments to
large UN funded government projects. Our unique and flexible project management systems ensure
that a positive outcome is achieved regardless of size or nature of the project. Our commitment to
innovation and excellence invariably results in a successfully completed project for both contractor and
client. We understand and promote the idea of working as a partnership with our clients to ensure
their goals are met. Currently, our work includes a long list of client's in the civil construction,
architectural and engineering markets. The Company’s endeavor towards excellence in construction quality, safety, performance, employee
satisfaction and social responsibility has enabled it to be the most trusted and sought after Engineering,
Construction, & Maintenance and Project Management company in Puntland. We employ innovative
techniques, modern equipment and skilled personnel that enable to perform consistently reliable work
to the best possible quality. Committed leadership, strong site management, audited quality
control/testing and innovative thinking combine to enable our firm to deliver projects of the highest
quality.

11/08/2026

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka jaray waddada Dusmada ilaa Gaalkacyo oo wajiga kowaad ay dhameystirtay Albashid Construction Company - ACC

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka  jaray waddada Dusmada ilaa Gaalkacyo oo wajiga kowaad ay ...
11/08/2026

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka jaray waddada Dusmada ilaa Gaalkacyo oo wajiga kowaad ay dhameystirtay Albashid Construction Company - ACC

09/08/2026
ALBASHID OO MAR KALE MUUJISAY DOORKEEDA HORMARINTA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA PUNTLAND.Munaasabad lagu xusayey sannad-g...
02/08/2026

ALBASHID OO MAR KALE MUUJISAY DOORKEEDA HORMARINTA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA PUNTLAND.

Munaasabad lagu xusayey sannad-guurada 28-aad ee Aas-aaska Puntland, ayaa galabta lagu qabtay garoonka Cawaale Stadium ee magaalada Gaalkacyo. Tartanka galabta oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay, kaas oo ay isaga hor yimaadeen labada kooxood ee wada tirsan heerka koowaad ee Gobolka Mudug, Al Macruuf iyo Racwi.

Tartankan, waxaa maalgelisay Shirkadda Albashid, oo mar walba hormuud u ah taageeridda horumarka bulshada, dhiirrigelinta ciyaaraha, iyo kobcinta hibada dhallinyarada Puntland. Taageeradan waxay ka tarjumaysaa himilada shirkaddu ee ah in la abuuro bulsho caafimaad qabta, mideysan, kana faa’iidaysata awoodda ciyaaraha.

Munaasabadda waxaa qeyb ka ahaa marti sharaf iyo masuuliyiin sare oo ay ka mid ahaayeen Wasiir Ku-xigeenka Amniga Puntland, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Puntland, Maamulka Ciyaaraha Gobolka Mudug, iyo Maareeyaha Shirkadda Albashid Cabdiraxmaan Maxamed Warsame (Joon Yaardi).

Kadib ciyaar xamaasad iyo tartan adag lahayd, Kooxda Al Macruuf ayaa hanatay koobka, kaddib markii ay rigoorayaal uga adkaatay kooxda Racwi, taas oo ciyaarta ka dhigtay mid si weyn u soo jiidatay taageerayaasha.

Shirkadda Albashid waxay hambalyo u diraysaa kooxda ku guulaysatay koobka, waxayna bogaadinaysaa labada kooxood, maamulka ciyaaraha iyo dhammaan taageerayaashii ka qayb qaatay guusha munaasabaddan.

Albashid waxay aamminsan tahay in ciyaaruhu ay yihiin waddo lagu xoojiyo midnimada, nabadda, isdhexgalka bulshada iyo horumarinta jiilka soo koraya.

Hambalyo Puntland! Hambalyo 28 sano oo horumar, adkaysi iyo rajada mustaqbal ifaya.

Shirkadda Albashid Construction Company - ACCoo shaqo ballaaran ka qabatay dhismaha waddada Gaalkacyo ilaa Dusmada ee go...
30/06/2026

Shirkadda Albashid Construction Company - ACC
oo shaqo ballaaran ka qabatay dhismaha waddada Gaalkacyo ilaa Dusmada ee gobalka Mudug hadda waxay dardar‑gelisay hawsha laami saarka.

Shaqada oo ay kormeerayso Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) ayaa si habsami leh u socota.

23/05/2026

Shirkadda Albashid Construction Company - ACC ayaa bilowday dhismaha laamiga Dusmada.

12/05/2026

Laamiga Dusmada ilaa Gaalkacyo ayaa lagu bilaabayaa in laami la saaro. Maamulka Shirkadda Albashid Construction Company - ACC ayaa sheegay wajiga koowaad laami la saarayo 10-KM oo diyaarsan.

"Waxaan u diyaar garownay inaan laami saarno waddada Dusmada ilaa Gaalkacyo, iyadoo wajiga koowaad lagu bilaabayo 10-KM ...
10/05/2026

"Waxaan u diyaar garownay inaan laami saarno waddada Dusmada ilaa Gaalkacyo, iyadoo wajiga koowaad lagu bilaabayo 10-KM oo diyaarsan.

Intaas waxa dheer, waxaan diyaarinay 13 buundo oo laamigu yeelanayo, kuwaas oo isugu jira 8 cusub oo aan dhisnay iyo 5 aan dib u dayactir ku samaynay.

Warshadaha jeyga iyo daamurka ee Shirkadda Albashid ayaa si wanaagsna u shaqeynayaan, halka gaadiidka kala duwan ee laamiga dhigi lahaa ay diyaar yihiin."

Address

Garoowe
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252905543255

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Albashid Construction Company - ACC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Albashid Construction Company - ACC:

Shortcuts

Share