Eng Abdirahman

Eng Abdirahman Civil and Structural Enginner

Nashqad guri bangalo ah ๐Ÿ“ cabirka dhulka: 25m ร— 20mQaybta GudahaWaxan ka qorshaynay ๐Ÿ›‹๏ธ Fadhi & Cunto๐Ÿ›๏ธ 2 Master Bedroom ...
26/01/2026

Nashqad guri bangalo ah
๐Ÿ“ cabirka dhulka: 25m ร— 20m
Qaybta Gudaha
Waxan ka qorshaynay
๐Ÿ›‹๏ธ Fadhi & Cunto
๐Ÿ›๏ธ 2 Master Bedroom
๐Ÿ›๏ธ 3 Bedrooms
๐Ÿšฝ 1 Suuli
Qaybta Bananka (Service)
๐Ÿ”ช Kitchen
๐Ÿ›๏ธ 1 Bedroom
๐Ÿšฝ Toilet
๐Ÿ“ฆ Store
๐Ÿงบ Laundry
๐Ÿ“ž Nagala so xidhiidh +252 90 7873396
Bilow gurigaaga Riyada adigo og siduu noqon doona
waxan ku nashqadayn doona Noca guriga mustaqbal ka ee ad jeceshahay
kuso dhowow gacmo furan

Naqshad guri casri ah oo bangalo ah, kuna fadhida dhul cabbirkiisu yahay 21m ร— 21m kana koobanโœ… Qol Master Room ahโœ… 3 qo...
22/01/2026

Naqshad guri casri ah oo bangalo ah, kuna fadhida dhul cabbirkiisu yahay 21m ร— 21m kana kooban
โœ… Qol Master Room ah
โœ… 3 qol jiif
โœ… Fadhi iyo Cunto
โœ… 3 musqulood
โœ…๏ธ 1 Bathroom
โœ… Qolka gabdha shaqaalaha
โœ… Jiko
โœ…๏ธ 2 Qol Service
โœ… Daarad waasac ah
โž• Sidoo kale waxa uu leeyahay Double Entrance Veranda

By Abdirahman Ciise

Naqshad cusub guri Bangalo ahNaqshad guri bangalo ah oo ku fadhiya dhul cabbirkiisu yahay 20m ร— 25m, kana kooban.โœ… Qol m...
19/01/2026

Naqshad cusub guri Bangalo ah
Naqshad guri bangalo ah oo ku fadhiya dhul cabbirkiisu yahay 20m ร— 25m, kana kooban.
โœ… Qol master ah
โœ… 3 qol jiif ah
โœ… Fadhi iyo cunto
โœ… Jiko
โœ… 3 Suuli (musqulo)
โœ… 2 Qol Service ah
โœ… Daarad ballaadhan oo waasac ah

Eng Abdirahman Ciise

Nashqad cusub guri Bangalow ahCabirka dhulka 10mx20m kana koobanโœ…๏ธqol Master ah suligisana gudaha ku leh oo wasac ahโœ…๏ธ3 ...
17/01/2026

Nashqad cusub guri Bangalow ah
Cabirka dhulka 10mx20m kana kooban
โœ…๏ธqol Master ah suligisana gudaha ku leh oo wasac ah
โœ…๏ธ3 qol oo hurdaa
โœ…๏ธ Fadhi iyo Cunto wasac ah
โœ…๏ธJiko
โœ…๏ธ3 Musqul
โœ…๏ธGaari gal

Address

Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdirahman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share