Nugal Water Company - Nuwaco

Nugal Water Company - Nuwaco Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nugal Water Company - Nuwaco, Well water drilling service, Garoowe.

โ€‹NUWACO was established on July 25, 2006, by a group of local businessmen and women.
โ€‹Our Mission: is to ensure every resident has access clean, safe, and reliable water to every household, business, and public institution In Garowe.

Jumca Mubarak
11/09/2026

Jumca Mubarak

07/09/2026

๐ŸŽฅ Taariikhda NUWACO ๐Ÿ’ง
Dukumentery ka hadlaya taariikhda iyo horumarka NUWACO iyo adeegga biyaha ee Garowe.

02/09/2026

๐†๐”๐ƒ๐”๐๐ˆ๐๐“๐€ ๐“๐”๐”๐๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐๐ˆ๐˜๐€๐‡๐€ โ€“ ISGOOYSYADA SYK HOTEL IYO OLYMPIC MALL
Waxaa si habsami leh u socda hawlaha gudbinta iyo fidinta tuubooyinka biyo-xoojinta oo maraya isgoysyada SYK Hotel iyo Olympic Mall, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo isku-xirka iyo gaarsiinta adeegga biyaha ee xaafadaha magaalada.
Hawshan waxaa fududaysay Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe, iyadoo kaalin muhiim ah ka qaadatay fududeynta goobaha shaqada ee mashruuca biyo fidinta magaalada.
Shaqadan ayaa muhiim u ah xoojinta shabakadda biyaha iyo horumarinta adeegga biyaha ee bulshada caasimada Garoowe.

๐Œ๐š ๐จ๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐›๐š๐๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐ฒ๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐ญ๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š๐ฒ๐๐ข๐ง ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐›๐š๐๐š๐ง ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐ข๐ข?Badhanka suuliga ee labada qayboo...
01/09/2026

๐Œ๐š ๐จ๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐›๐š๐๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐ฒ๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐Ÿ๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐ญ๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š๐ฒ๐๐ข๐ง ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐  ๐›๐š๐๐š๐ง ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐ข๐ข?
Badhanka suuliga ee labada qaybood leh (Dual Flush) looma samayn qurux oo kaliya, ee waa nidaam loogu talagalay in lagu beekhaamiyo kheyraadka gurigaaga:
๐๐š๐๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐˜๐š๐ซ: Wuxuu sii daayaa 3 โ€“ 4.5 litir oo biyaha ah, waxaana loogu talagalay biyo-raacinta fudud.
๐๐š๐๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐–๐ž๐ฒ๐ง: Wuxuu sii daayaa 6 โ€“ 9 litir, waxaana loo isticmaalaa saxaradda culus.
Khasaaraha ka dhasha Isticmaalka Hal-dhinac ah:
Haddii mar kasta oo la isticmaalo suuliga la riixo badhanka weyn, waxaa halkaas ku baxa bishii biyo aad u badan oo aan loo baahnayn.
๐…๐š๐š'๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ฑ๐๐š ๐š๐ก:
Biyo Kaydin: Waxaad bishii beekhaamin kartaa ilaa 8.5 -15m3 oo biyo ah, taas oo sanadkii noqnaysa ku dhawaad 100-200 M3!
Waxayna hoos udhigaysa bilasha biyaha saacadu soo saarto iyo biilka korontada lagu dalaco pumka taangiga sare

๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐ข๐ข ๐๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ข๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐†๐š๐›๐š๐ ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ.Waxaa si guul leh loo soo gabagabeeyey shaqadii lagu ...
27/08/2026

๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐ข๐ข ๐๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ข๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐†๐š๐›๐š๐ ๐š๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ.
Waxaa si guul leh loo soo gabagabeeyey shaqadii lagu xiriirinayay tuubooyinka biyaha ee laga gudbinayay isgoyska Laamiga Masjidka Xaaji Cali iyo Laamiga Islaam Maxamed (Guureeye).
Shaqadan ayaa si habsami leh ku soo dhammaatay.

Mashruucani wuxuu qayb muhiim ah ka yahay ballaarinta shabakadda biyaha, iyadoo ujeeddadu tahay in macaamisha shirkadad Nuwaco ay hesho biyo nadiif ah, joogto ah oo la isku halayn karo la gaarsiiyo xaafadaha Caasimadda Garowe.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa bulshada caasimada Garowe, dulqaadka, fahamka iyo wada-shaqaynta ay muujiyeen muddadii ay shaqadu socotay.

Sidoo kale, waxaan bogaadinaynaa shaqaalaha farsamada shirkadda ee ka qayb qaatay hirgelinta shaqadan, kuwaas oo dadaal iyo hawlkarnimo ku soo dhammeeyey shaqada.

Waxaan sii wadaynaa dadaallada lagu horumarinayo adeegga biyaha iyo ballaarinta shabakaddaha biyaha, si bulshada loo gaarsiiyo adeeg biyo oo tayo leh, joogto ah oo la isku halayn karo.

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡Shirkadda biyaha NUWACO waxa ay Bulshada kunool guud ahaan Caasimadda ku wargalin in Bari subax la xir...
24/08/2026

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

Shirkadda biyaha NUWACO waxa ay Bulshada kunool guud ahaan Caasimadda ku wargalin in Bari subax la xirayo Laamiga Islaam Maxamed ( Guureeye) gaar ahaan isgoyska Laamiga Masjidka Xaaji Cali iyo Laamiga Islaam Maxamed oo ay soo gaartay Shaqadii Tuubooyinka Biyaha.

Bulshada Waxaa laga codsanayaa in ay dulqaataan Maalmaha kooban ee wadadu xirnaanayso, si looga gudbiyo Tuubooyinka Biyaha ee lagu balaarinayo biyaha magaalada

MAHADSANIDIIN

24/08/2026

Waa mid kamida Himilooyinkaan shacabka u xaqiijinay dhamaystirna ku dhow.

Jimco Wanaagsan! ๐ŸŒ™โœจ Rabbi ha inaga yeelo kuwii ka faa'iideysta barakada maalintan weyn.โ€‹
21/08/2026

Jimco Wanaagsan! ๐ŸŒ™โœจ Rabbi ha inaga yeelo kuwii ka faa'iideysta barakada maalintan weyn.
โ€‹

Address

Garoowe
252

Telephone

+252907794818

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nugal Water Company - Nuwaco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nugal Water Company - Nuwaco:

Shortcuts

Share