Alpha industries

Alpha industries Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alpha industries, Garoowe.

We uphold the highest standards of professionalism, integrity, and quality in every project we undertake, bringing elegance and durability to every space we touch.

06/09/2026

yaan lagaaga hormarin macmiil hada dalbo hada hel
(90)7477603-(905 538 982

05/09/2026

so dhowaada macmiil o dalbo aqalka kan aadka u quruxda badan
(90)7477603 / 905 538 982

31/08/2026

hada dalbo oo hadda hel macmiil
nala so xiriir si aan kuugu sameyno adiga taada (90)7477603 / 905 538 982

29/08/2026

daily life at work (90)7477603-(905 538 982

โœจ GOOB SHAQO OO KUU SHAQAYNAYSA!Ka dhig xafiiskaaga meel isku darsata qurux, nidaam iyo raaxo. ๐Ÿ–ฅ๏ธโœจMiiskan casriga ah ee ...
23/08/2026

โœจ GOOB SHAQO OO KUU SHAQAYNAYSA!

Ka dhig xafiiskaaga meel isku darsata qurux, nidaam iyo raaxo. ๐Ÿ–ฅ๏ธโœจ

Miiskan casriga ah ee ALPHA Industries wuxuu kuu siinayaa meel shaqo oo habaysan iyo kaydin badan dhammaan hal design oo qurux badan.

โœ… Naqshad casri ah
โœ… Kaydin & shelves badan
โœ… Tayo iyo adkeysi sare
โœ… Ku habboon xafiiska & guriga

๐Ÿ“ Garowe, Spaghetti Road
๐Ÿ“ž (90) 7477603 โ€“ 905 538 982

ALPHA Industries, Your Space. Your Success.

โœจ Naqshad Casri ah. Tayo Lagu Kalsoonaan Karo.Miiskan casriga ah wuxuu isku darsadey qurux iyo design premium ah, kuna h...
22/08/2026

โœจ Naqshad Casri ah. Tayo Lagu Kalsoonaan Karo.

Miiskan casriga ah wuxuu isku darsadey qurux iyo design premium ah, kuna habboon gurigaaga, xafiiskaaga ama goobta soo dhoweynta.

โœ… Naqshad casri ah
โœ… Qalab tayo sare leh
โœ… Adkeysi iyo cimri dheer
โœ… Qurux ku kordhinaysa goobtaada

๐Ÿ“ Garowe, Spaghetti Road
๐Ÿ“ž (90) 7477603 โ€“ 905 538 982

ALPHA Industries โ€” Tayo & Naqshad Casri ah. hadda dalbo hadda hel

๐Ÿ•Œโœจ JUMCA MUBAARAKALPHA Architecture waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada Soomaaliyeed u rajaynaysaa Jimco wanaagsa...
20/08/2026

๐Ÿ•Œโœจ JUMCA MUBAARAK

ALPHA Architecture waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada Soomaaliyeed u rajaynaysaa Jimco wanaagsan oo kheyr iyo barako leh.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadada iyo ducada, hana inagu gallado nabad, caafimaad, barako iyo rizqi wanaagsan. ๐Ÿคฒ

ุงู„ู„ู‡ู… ููŠ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ุงุฑุฒู‚ู†ุง ุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ุจุฑูƒุฉ ูˆุงุบูุฑ ู„ู†ุง ูˆู„ูˆุงู„ุฏูŠู†ุง ูˆู„ู„ู…ุณู„ู…ูŠู†

๐Ÿ’™ ALPHA Architecture

๐Ÿ“ Garowe, Spaghetti Road
๐Ÿ“ž (90) 7477603 | 905 538 982

JUMCA MUBAARAK ๐Ÿค

19/08/2026

18/08/2026

๐Ÿ›๏ธ Raaxo iyo Qurux Isku Darsan!Ku qurxi qolkaaga jiifka sariir casri ah oo tayo sare leh, laguna farsameeyay naqshad qur...
17/08/2026

๐Ÿ›๏ธ Raaxo iyo Qurux Isku Darsan!

Ku qurxi qolkaaga jiifka sariir casri ah oo tayo sare leh, laguna farsameeyay naqshad qurux badan, raaxo iyo adkeysi muddo dheer ah.

โœจ Naqshad casri ah
๐Ÿ›ก๏ธ Tayo sare & adkeysi
๐Ÿ›๏ธ Raaxo badan
๐Ÿ‘Œ Dhammeystir heer sare ah

Gurigaaga wuxuu mudan yahay tayo iyo qurux โ€” dooro ALPHA Industries.

๐Ÿ“ Garowe, Spaghetti Road
๐Ÿ“ž (90) 7477603 | 905 538 982

ALPHA INDUSTRIES โ€” Tayo โ€ข Qurux โ€ข Raaxo

Address

Garoowe
1212

Telephone

+252905538982

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alpha industries posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alpha industries:

Shortcuts

Share