Maaweel Engineering Services

Maaweel Engineering Services Maaweel is a Somali company, and it works in the reconstruction of the country by building vital services such as Streets, hospitals and real estate.

03/05/2025

Maaweel Engineering Services

03/05/2025

Shirkadda maaweel Engineering Services ayaa dhamaysay mid ka mid mashaariicda ay waddoo kaas oo ay ka dhistay xero siinay
Haddaba haddii u baahato naqshad dhisme oo ku qalabaysan qalab casri ah iyo quality aad u heersaraysa
Lasoo xariir 0907613415 /0907603828

03/05/2025

Maaweel Engineering Services Co.

Shirkadd dhismaha maaweel ayaa xaafadda yamayska waxa ay ka dhamaysay guri loo dhisay mid ka mid ah macamiisha shirkadda...
27/03/2025

Shirkadd dhismaha maaweel ayaa xaafadda yamayska waxa ay ka dhamaysay guri loo dhisay mid ka mid ah macamiisha shirkadda
Gurigaas oo ku qalabaysan qalab casri oo tayo sarre leh
Haddaba haddii aad u baahantahay naqshad casri ah iyo dhisme tayo sarre leh oo si fiican loo qurxiyey lasoo xariir WhatsApp 7613415 ama 7603828

Maaweel Engineering Services  coming soon
22/01/2025

Maaweel Engineering Services coming soon

30/09/2024

Shirkadda dhismaha iyo naqshadaha ee Maaweel Engineering Services waxa ay dhamaysa guri villa (hidden roof ) ah kannada kooban
1. 2 qol master room iyo labo suuli
2. 2 qolk oo jiif ah
3. Qol fadhi waasac ah
4. Jiko
5. Suuli public ah
6. Iyo labo verando
Waa guri loo dhisay hab casriya lehna biyo macaan iyo kuwo ( soda ) ama wiyeer

Wixii faahfaahin intaas dheer nagala soo xariir WhatsApp number 0907613415 / 7603828

Address

Darwiish Street
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maaweel Engineering Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share