04/10/2023
انا لله وانا اليه راجعون
Geeri Xanuun Badan Runtii
Waxaan Halkaan Uga Tacsiyaynayna Reer Aadan Faarax Iyo Dhamaan Ehelkii Iyo Qaraabadi uu kabaxay walaalkeen JAAMAC AADAN FAARAX oo kamid ahaa shaqaalaha shirkada Samir Iyo Iimaan Saadiqa Alle Ha inaga Siiyo Dhamaanteenba