27/08/2026
QORSHAHAAGA โ DHISMAHAAGA โ MUSTAQBALKAAGA
Ma qorsheynaysaa inaad dhisto guri, dhisme ganacsi ama mashruuc hantiyeed?
Sahal Construction & Property waxay kuu taagan tahay inay fikraddaada u beddesho dhisme tayo leh oo si xirfad leh loo fuliyey.
๐น Construction & Building Services
๐น Property Development
๐น Project Planning & Management
๐น Building & Renovation
๐ Nala soo xiriir maanta si aad wax badan uga ogaato adeegyada aan kuu hayno.
Sahal Construction & Property
Building Today. Creating Tomorrow.