Dolphin construction & Land Surveying Co.

Dolphin construction & Land Surveying Co. Dolphin construction & land surveying Co.

is maintain the highest levels of professionalism, integrity, honesty and fairness in our relationships with our suppliers, subcontractors, professional associates and customers.

 πŸ”šProject CompletedMashruuc Guri Deegaan βœοΈπŸ¬β˜‘οΈBunglow casri ahπŸ†”οΈ πƒπ‡πˆπ’πŒπ€π‡π€ πˆπƒ: 26-241 BunglowπŸ“ Goobta: Xaafadda Laa,anta ...
13/08/2026


πŸ”šProject Completed
Mashruuc Guri Deegaan βœοΈπŸ¬β˜‘οΈ

Bunglow casri ah
πŸ†”οΈ πƒπ‡πˆπ’πŒπ€π‡π€ πˆπƒ: 26-241 Bunglow
πŸ“ Goobta: Xaafadda Laa,anta hawad
πŸ“ Cabbirka dhulka: 18MΓ— 18M
πŸ“ Laascaanood:+252 906790090
πŸ“ Headquarter (Bosaso ):+ 252 90 6790091
πŸ“garoowe:0906790091
πŸ“ Bosaso:+252 905525454/0905214421
πŸ“§ Email infoDolphin construction & Land Surveying Co..com
🌐 Website:www.dolphin.com

02/08/2026

✨ RIYO KALE OO RUMOWDAY!

Farxaddu waa marka aad aragto riyada macmiilka oo isu beddeshay guri qurux badan. Maanta waxaan idiin la wadaagaya mid ka mid ah mashaariicdii ay si guul leh u hirgelisay Dolphin Construction.

🏠 Guriga ID: 241 bungalow
πŸ“ Goobta: Xaafadda Laa,anta hawad ee maglada Boosaaso

Faahfaahinta Guriga:
πŸ“ Cabbirka dhulka: 18MΓ— 18M
πŸ›‹οΈ Fadhi iyo Cuntiis
πŸ‘‘ Master Room oo leh suuli u gaar ah oo vip ah
πŸ›οΈ 3 Qol Jiif ah mid yahay kee martida suuli u gaar ah
πŸ”ͺ Jiko casri ah
🚽 2 Suuli

πŸ—οΈ Dolphin Construction
βœ… Naqshad Casri ah
βœ… Dhisme Tayo Sare leh
βœ… Shaqo Lagu Kalsoon Yahay

Adiguna maanta bilow dhismaha guriga aad ku haminayso, annaguna waxaan ka dhigaynaa mid dhab ah.

πŸ“ž Nala soo xiriir:
πŸ“² Tell & WhatsApp:
0906790090
0906790091

✨ Dolphin Construction – Riyadaada ayaan u dhisnaa si ay u noqoto xaqiiqo.

βœ… Naqshado Casri ah oo Hal-abuur leh
βœ… Dhisme Tayo Sare leh
βœ… Shaqo Lagu Kalsoon Yahay
βœ… Adeeg Xirfad iyo Daacadnimo ku Dhisan

Adiguna maanta billow safarka dhismaha guriga aad ku haminayso, annaguna waxaan ka dhigaynaa mid dhab noqda.

Dolphin Construction – Riyadaada ayaan u dhisnaa si ay u noqoto xaqiiqo.

Noogu imow naqshado qurux badan, hal-abuur casri ah, iyo adeeg aad ku kalsoonaan karto.

HANBALAYO BULSHADA REER PUNTLAND SNADKAN SANADKIISA KUGAARA NABAR IYO BARAARE.Dolphin construction & Land Surveying Co. ...
31/07/2026

HANBALAYO BULSHADA REER PUNTLAND SNADKAN SANADKIISA KUGAARA NABAR IYO BARAARE.

Dolphin construction & Land Surveying Co. Waa astaan horumar iyo hal abuur

Hambalyo! Hambalyo ku socota dhammaan shacabka reer Laascaanood munaasabadda 1-aad ee Sanad Guurada Dawladda Waqooyi Bar...
30/07/2026

Hambalyo! Hambalyo ku socota dhammaan shacabka reer Laascaanood munaasabadda 1-aad ee Sanad Guurada Dawladda Waqooyi Bari.

Shirkadda Dolphin Construction & Land Surveying Co.waxay hormuud ka tahay dib-u-dhiska iyo horumarinta caasimadda taariikhiga ah ee laascanood. Yoolkeennu ma aha oo keliya inaan dhisno guryo tayo iyo qurux leh, ee waxaa noo raaca soo sarid jiil xirfad ku hubaysan oo aqoonta iyo xirfadda dhisme ee casriga ah ka dhaxli doona shaqaalaha ajaaniibta ah.

Sidoo kale, waxaan si gaar ah u xuseynaa in mashruuca Dhin-Kaab uu yahay barnaamij wax ku ool u ah dhalinyarada reer Laascanood, kaas oo horseedaya shaqo-abuur, tababar xirfadeed, iyo kobcinta kaabayaasha dhaqaalaha ee deegaanka.

**Midnimo, Horumar, iyo Nabad!**

CAWASKA DOLPHIN EE QASRIGA LASCANOOD
29/07/2026

CAWASKA DOLPHIN EE QASRIGA LASCANOOD

27/07/2026

Noogu imow waqti iyo tayo la hubo β€” waxa kuu qaban karah Only Dolphin waa adeeg hufan, degdeg ah, iyo kalsooni aad ku qanacdo. Doorashada saxda ah waa Dolphin

22/07/2026

Dolphin Construction company Waxaan dhisnaa tayo waxaan kobcinnaa karti waxaan abuurnaa mustaqbal Maalgashiga aqoonta iyo xirfadda maanta waa dhismaha mustaqbal adag oo waara. Wadajir ayaan u dhisaynaa xirfado iyo fursado iyo horumar u adeega bulshada iyo dalka

17/07/2026

Shaqooyinkeena malin laha ah kuwa ka mid ah 2 projects aan ka wadno maglada Bosaso
Ka dhis gurigaga dolphin construction company πŸ¬β˜‘οΈ

15/07/2026

Mid ka mid ah projects ka aan ka wadno maglada gancsiga ee Bosaso
γ‚š

15/07/2026

Qayb kamid ah dhismayaasha aan ka wadno magalooyinka laascanood, Bosaso iyo Garoowe
Dolphin dhismayaasheedu waa adeeg hufan, degdeg ah, iyo kalsooni aad ku qanacdo. Doorashada saxda ah waa Dolphin

Address

Bosaso
252

Telephone

+252907772628

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dolphin construction & Land Surveying Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dolphin construction & Land Surveying Co.:

Shortcuts

Share