11/07/2023
π’ OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSII π’
Soo dhawaada waxaan idiin haaynaa Qol kamid ah qolalka Bacadlaha ragga ee magaalada Balad weyne.
π’Qolka wuxuu ku yaala suuqa dharka ragga lagu gado ee magaalada baladweeyne
π’Waa dhul ganacsi leh oo lagu dukaameeysan karo ama xafiis laga dhigan karo, qeeybta kore waa shub.
π’Qiimaha lagu rabo waa $ 50,000 USD
Ka faa'ideeysi wacan mudanayaal iyo marwooyin.
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir
βοΈ Call, whatsapp 61 7757275
π§ [email protected]
Deegaan Real State