Muuq Bilan Engineering Services

  • Home
  • Muuq Bilan Engineering Services

Muuq Bilan Engineering Services Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Muuq Bilan Engineering Services, Construction Company, mail, .

09/06/2026

COMING SOON

🏡 DHISO MAANTA GURIGADA RIYADA! ✨Muuq Bilan Engineering Services waxay kuu hayaan naqshado casri ah iyo dhismo tayo sare...
10/05/2026

🏡 DHISO MAANTA GURIGADA RIYADA! ✨

Muuq Bilan Engineering Services waxay kuu hayaan naqshado casri ah iyo dhismo tayo sare leh oo ku habboon mustaqbalkaaga.

✅ Naqshad & Qorsheyn Casri ah
✅ Dhismaha Guryaha
✅ Koronto & Plumbing
✅ Renovation & Dayactir
✅ Tayo, Amaan & Damaanad

🔥 Hadda ku bilow kaliya 25$ wajiga koobaad ee naqshada!

📞 +252 613950850
📍 Mogadishu - Somalia

Muuq Bilan Engineering Services
“Building Dreams, Creating Futures.”

Ma rabtaa naqshad gudaha guri oo casri ah kana tarjumaysa dhadhankaaga?MUUQ BILAN Engineering Services waxay kuu diyaari...
04/02/2026

Ma rabtaa naqshad gudaha guri oo casri ah kana tarjumaysa dhadhankaaga?
MUUQ BILAN Engineering Services waxay kuu diyaarinaysaa naqshad gudaha oo qurux, tayo, iyo xirfad leh.
Waxaan bixinnaa: ✔ Jikada casriga ah
✔ Qolka TV-ga & armaajooyinka
✔ Qolka cibaadada
✔ Saqafka qurxinta & kala qeybinta gudaha
✔ Naqshad gudaha guri oo dhammeystiran
📍 Waaberi, Tarepiano – Muqdisho
📞 +252 61 395 0850 | +252 686 302 606
👉 Nala soo xiriir maanta, gurigaaga ka dhig mid riyo ah.

Ma qorsheynaysaa guri ama dhisme casri ah?MUUQ BILAN Engineering Services waxay ku siineysaa naqshadeyn tayo sare leh, q...
02/02/2026

Ma qorsheynaysaa guri ama dhisme casri ah?
MUUQ BILAN Engineering Services waxay ku siineysaa naqshadeyn tayo sare leh, qorsheyn dhisme, iyo maamul mashruuc oo lagu kalsoonaan karo.

✔ Qorsheynta guryaha
✔ Sawirro 2D & naqshad muuqaal 3D ah
✔ Sawirrada dhismaha & qaab-dhismeedka

📍 Waaberi, Tarepiano – Muqdisho
📞 +252 61 395 0850 | +252 686 302 606

👉 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo mashruucaaga si xirfad leh.

Ma rabtaa naqshad guri casri ah ama qorshe dhisme oo tayo leh?MUUQ BILAN Engineering Services waa halka aad ka heli kart...
02/02/2026

Ma rabtaa naqshad guri casri ah ama qorshe dhisme oo tayo leh?
MUUQ BILAN Engineering Services waa halka aad ka heli karto xirfad, kalsooni, iyo naqshad la jaanqaadaysa baahidaada.

Waxaan bixinaa:
✔ Qorsheynta guryaha
✔ Sawirro 2D ah
✔ Naqshad muuqaal 3D ah
✔ Sawirrada dhismaha
✔ Sawirrada qaab-dhismeedka

📍 Waaberi, Tarepiano – Muqdisho
📞 +252 61 395 0850 | +252 686 302 606

👉 Nala soo xiriir maanta, hana ka dhigin riyadaada guri mid dib u dhacda.

🏠 Ma rabtaa guri casri ah oo kuu gaar ah?Muuq Bilan Engineering Services ayaa kuu diyaarinaysa✔️ Naqshad casri ah✔️ Dhis...
27/12/2025

🏠 Ma rabtaa guri casri ah oo kuu gaar ah?
Muuq Bilan Engineering Services ayaa kuu diyaarinaysa
✔️ Naqshad casri ah
✔️ Dhisme tayo sare leh
✔️ Kalsooni & khibrad buuxda

👉 Nala soo xiriir maanta, riyadaada ha dib dhigin!
Annagaa kuu naqshadeyn & kuu dhiseyna guriga aad ku riyootay 😎

📞 +25261 395 0850
📞 +25268 808 8053

📍 La soco boggeena si aad u aragto mashruucyo qurux badan!




✨ Ku soo dhawoow MUUQ.BILAN – Halka riyadaada guri casri ah ay ka rumoobeyso!Waxaan kuu soo bandhigaynaa dhismayaal heer...
09/12/2025

✨ Ku soo dhawoow MUUQ.BILAN – Halka riyadaada guri casri ah ay ka rumoobeyso!
Waxaan kuu soo bandhigaynaa dhismayaal heer sare ah oo leh naqshad casri ah, qurux, adkeysi iyo raaxo isku dhafan.

🏠 Maxaad ka helaysaa dhismayaasheena?

✔ Naqshad casri ah oo soo jiidasho leh

✔ Qolal waaweyn & daaqado iftiin dabiici ah keenaya

✔ Dhismo adkeysi leh, tayo sare ah

✔ Jardiinooyin & meelo nasasho oo qurux badan

✔ Nadaafad, amni & deegaan raaxo leh

📍 Goobta: Moqdishu, Somalia – meel istaraatiiji ah oo sahlan in lagu noolaado

📞 Nala soo xiriir:
📱 +25261-3950850
📱 +25268-8088053

MUUQ.BILAN – Dhismayaal casri ah, nolol ka wanaagsan maanta!

09/12/2025

✨ Ku soo dhawoow MUUQ.BILAN – Halka riyadaada guri casri ah ay ka rumoobeyso!
Waxaan kuu soo bandhigaynaa dhismayaal heer sare ah oo leh naqshad casri ah, qurux, adkeysi iyo raaxo isku dhafan.

🏠 Maxaad ka helaysaa dhismayaasheena?

✔ Naqshad casri ah oo soo jiidasho leh

✔ Qolal waaweyn & daaqado iftiin dabiici ah keenaya

✔ Dhismo adkeysi leh, tayo sare ah

✔ Jardiinooyin & meelo nasasho oo qurux badan

✔ Nadaafad, amni & deegaan raaxo leh

📍 Goobta: Moqdishu, Somalia – meel istaraatiiji ah oo sahlan in lagu noolaado

📞 Nala soo xiriir:
📱 +25261-3950850
📱 +25268-8088053

MUUQ.BILAN – Dhismayaal casri ah, nolol ka wanaagsan maanta!

🏗️GURI CASRI AH – KU DHIS ADIGOO BIXINAYA KALIYA 40%!Haddii aad haysato 100%, 40% kaliya ayaad ku bilaabi kartaa, annaga...
27/11/2025

🏗️GURI CASRI AH – KU DHIS ADIGOO BIXINAYA KALIYA 40%!

Haddii aad haysato 100%, 40% kaliya ayaad ku bilaabi kartaa, annaga ayaana kuu dhammeystireyna dhismahaaga si xirfad iyo tayo sare leh.

✨ Naqshad qurux badan
✨ Dhisme adag
✨ Shaqo lagu kalsoonaan karo

📞 Nala soo xiriir maanta si mashruucaagu u bilaabmo:
+252 61 3950850 / +252 68 8088053

MUUQ BILAN ENGINEERING SERVICES
We Design • We Build • We Deliver Quality




















Address

Mail

0000

Telephone

+252613950850

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muuq Bilan Engineering Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muuq Bilan Engineering Services:

  • Want your business to be the top-listed Contractor?

Share