Rukni construction and real estate.

  • Home
  • Rukni construction and real estate.
Call Contact the business

Rukni construction and real estate. halkaani waa page-ka rasmiga ah ee shirkadda dhismaha RUKNI CONSTRUCTION AND REAL ESTATE.

Nagu aamin hantidaada maanta, si aad berri ugu raaxaysato.
21/07/2026

Nagu aamin hantidaada maanta, si aad berri ugu raaxaysato.

Ma rabtaa guri casri ah, suuq weyn, ama mool ganacsi oo aduunka la tartami karo?Rukni Construction Company ayaa kaa caaw...
19/01/2026

Ma rabtaa guri casri ah, suuq weyn, ama mool ganacsi oo aduunka la tartami karo?
Rukni Construction Company ayaa kaa caawinaysa inaad riyooyinkaaga dhisto!
Rukni Construction Company waa shirkad ka shaqaysa dhismaha casriga ah, kuna takhasustay naqshadaynta iyo hirgelinta mashaariic dhisme oo kala duwan. Shirkaddu waxay si gaar ah u sameysaa:
🏠 Naqshadeynta iyo dhismaha guryaha casriga ah (Residential design and building)
🏢 Dhismayaasha ganacsiga sida moolalka (malls) iyo suuqyada waaweyn
🕌 Masaajidda
🏗️ Fulinta iyo qaadashada qandaraasyada dhismaha
🏘️ Mashaariicda Real Estate-ka, laga bilaabo naqshad ilaa dhisme dhammeystiran
Rukni Construction Company waxay ka shaqeysaa tayada, kalsoonida, iyo hal-abuurka, iyadoo adeegsaneysa farsamooyin casri ah iyo naqshado waafaqsan baahida macaamiisha iyo suuqa dhismaha.
Kala xariir: whatsApp +252 61 5455855 Ama +252617055425.

Address


Telephone

+252617055425

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rukni construction and real estate. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rukni construction and real estate.:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed contractor?

Share