05/11/2025
📢Ku soo dhawoow Shirkadda TACAB CONSTRUCTION COMPANY waa shirkad ka shaqaysa Bilicda Caasimadda Qurxinta Guryaha apartments ka waxay soo gabagabaysay Gurigan idiin muuqda oo muddo Bil ah ay waday
Ula kaalay qaabka aad jeceshahay in gurigaaga laguugu dhiso Muwaadin
Kala soo xidhiidh lanbaradan wixii faah faahin ah
☎️0907633444
☎️0634488531