SECO Contractors

SECO Contractors From design to reality we build with passion and precision.

Laga bilaabo qorshaha ilaa dhismo, SECO Contractors waxay diiradda saartaa tayada iyo faahfaahinta mashruuc kasta.Waxaan...
22/09/2026

Laga bilaabo qorshaha ilaa dhismo, SECO Contractors waxay diiradda saartaa tayada iyo faahfaahinta mashruuc kasta.

Waxaan kuu diyaarineynaa adeeg dhisme oo ku saleysan qorshe cad, naqshad sax ah iyo fulin tayo leh.

Haddii aad qorsheyneyso dhismaha gurigaaga ama mashruuc ganacsi, nala soo xiriir.

WhatsApp: 252 617 777 585
SECO Contractors, laga bilaabo qorshe ilaa dhismo.

Jimco Wanaagsan.
18/09/2026

Jimco Wanaagsan.

Dhismayaasha tayada leh waxay ka bilaabmaan qorshe sax ah iyo qorshe shaqo oo cad.SECO Contractors waxay mudnaanta siisa...
15/09/2026

Dhismayaasha tayada leh waxay ka bilaabmaan qorshe sax ah iyo qorshe shaqo oo cad.

SECO Contractors waxay mudnaanta siisaa tayada, qorsheynta iyo fulinta saxda ah, si mashruuc kasta u yeesho natiijo waarta oo la isku halleyn karo.

SECO Contractors
Fikrad. Naqshad. Qorsheyn. Fulin.

13/09/2026

Goor dhow filo xogta iyo muuqaalka gurigan oo dhammaystiran.

06/09/2026

Markaan dhisme fulineyno laba arrimood ayaan muhiimadda saarnaa oo kala ah: adkaysiga iyo bilicda guriga.

Jumca Wanaagsan.
04/09/2026

Jumca Wanaagsan.

02/09/2026

Mid ka mid ah mashaariicda dhisme ee ay gacanta ku hayso shirkadda SECO Contractors, kaas oo hadda maraya heerarka dhexe ee fulinta.

Tallaabo kasta waxaa lagu wadaa qorshe, farsamo iyo ilaalinta tayada shaqada.

SECO Contractors
Fikrad ilaa Fulin.

Mashruuc kasta oo dhisme wuxuu u baahan yahay qorshe cad iyo maareyn sax ah.SECO Contractors waxaan ka shaqeynaa in mash...
01/09/2026

Mashruuc kasta oo dhisme wuxuu u baahan yahay qorshe cad iyo maareyn sax ah.

SECO Contractors waxaan ka shaqeynaa in mashruucaaga laga bilaabo fikradda ilaa fulinta si nidaamsan oo tayo leh loo hirgaliyo.

30/08/2026

Goor dhow filo xogta iyo muuqaalka gurigan oo dhammaystiran, laga bilaabo naqshaddiisa ilaa faahfaahinta ugu dambeysa ee qarashka ku bixi kara.

27/08/2026

Mid kamid mashruucyada aan halkaan idiin kugula wadaagi doonno goor dhow isagoo dhameystiran ee ay SECO Contractors ka shaqeyneyso.

Shaqo tayo leh, faahfaahin sax ah, iyo natiijo la taaban karo.

Address

Taleex Tcc Building
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SECO Contractors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share