Abaal Services

Abaal Services Khibrad, ammaano & tayo sare, Waxaan bixinaa adeegyo dhameystiran la jaanqaad horumarka dhismaha!

26/07/2026

Waxaa juhaarado ku xernay guri 4 biyaano ah services

19/06/2026

πŸ—οΈ Abaal Services
Waxaan kuu haynaa kiraynta qalabka dhismaha oo tayo leh, degdeg ah, kuna diyaar ah shaqadaada.
πŸ“ž Nala soo xiriir612328727

Tayada dhismahaaga waxay ka bilaabataa qalab tayo leh.Waxaan kuu haynaa mashiinno casri ah oo fududeeya shaqada dhismaha...
11/06/2026

Tayada dhismahaaga waxay ka bilaabataa qalab tayo leh.

Waxaan kuu haynaa mashiinno casri ah oo fududeeya shaqada dhismaha, kordhiya tayada, isla markaana yareeya waqtiga iyo kharashka.

βœ… Tayo Sare
βœ… Adeeg Lagu Kalsoon Yahay
βœ… Qiimo Macquul Ah
βœ… Shaqaale Khibrad Leh

πŸ“ž 61 2328727

ABAAL SERVICES β€” Xalkaaga Dhismo Guul Leh. πŸ’ͺ🏠

✨ ABAAL SERVICES waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeynaysa munaasabada CII...
26/05/2026

✨ ABAAL SERVICES waxay dhammaan macaamiisheeda, asxaabteeda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeynaysa munaasabada CIID ADXA.
Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadada, hana inagu gaarsiiyo farxad, caafimaad iyo barwaaqo. πŸŒ™πŸ€

Quruxda dhismahaaga ka dhax raadi ABAAL SERVICES
21/05/2026

Quruxda dhismahaaga ka dhax raadi ABAAL SERVICES

19/05/2026
Ugu imay kiraynta qalabyo dhamestiran
07/05/2026

Ugu imay kiraynta qalabyo dhamestiran

Address

Bakaaro
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaal Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share