Geed Soor

Geed Soor Geed Soor πŸͺ΄specializes in providing a wide variety of indoor plants that enhance the ambiance of homes and offices.

14/10/2026

Shirka Seddexaad EACON iyo Bandhigii Aan Ka sameynay Labadii Maalmood uu shirka Socdey πŸ’šπŸŒΏ



Bandhiga Cajiibka ay Geed Soor Sameysay Inta uu socdey Shirweynaha Seddexaad ee EACON kaas oo Aan ku soo bandhignay Dham...
13/10/2026

Bandhiga Cajiibka ay Geed Soor Sameysay Inta uu socdey Shirweynaha Seddexaad ee EACON kaas oo Aan ku soo bandhignay Dhammaan Noocyada Dhirtaeena Kala duwan kuwooda Dibada iyo Gudaha iyo Aan Marti Sharafta la wadaagnay Baraamijyadeena Aan Qabano Sida Dhir Barasho.Iyo Geed ExhibitionπŸŒΏπŸ’š



.

Mar kale iyo Bandhig Caalami ah πŸŒΏπŸ’š! Geed Soor Waxay qeyb ka tahy Shirka East Africa Community kaas oo dhacayaa Markiisa ...
12/10/2026

Mar kale iyo Bandhig Caalami ah πŸŒΏπŸ’š!

Geed Soor Waxay qeyb ka tahy Shirka East Africa Community kaas oo dhacayaa Markiisa Seddexaad oo lagu qabtey Magaalada Mogadishu.

Waxaan Ku Faraxsanhy in aan la kulano Wufuuda ka kala socdey Dalalka Kala duwan , Dowlada , Maalgashayaal Caalami ah iyo Ganacsatada Soomaliyeed..



12/10/2026

Cagaarinta gurigaaaga ilaa iyo ka warqabka badqabkaaga Dhirtaada nagu Aamin πŸŒΏπŸ’š

Nagala soo xiriir.
πŸ“ž+πŸšπŸπŸšπŸžπŸ™πŸ™πŸ™πŸœπŸ™πŸœπŸ™πŸ
πŸ“© π†πžπžππ¬π¨π¨π«@𝐠𝐦𝐚𝐒π₯.𝐜𝐨𝐦



.

We’re excited to announce that Geed Soor Plants will be exhibiting at EACON 2026! 🌱Join us on October 12th–13th in Mogad...
10/10/2026

We’re excited to announce that Geed Soor Plants
will be exhibiting at EACON 2026! 🌱

Join us on October 12th–13th in Mogadishu, Somalia, to explore our plants and learn how we’re helping grow a greener future.

Come visit our booth, we’d love to meet you!


Waxaa sharaf inoo ah in aan ka mid noqo Guuleystayaasha Tayada Qaranka inagoo noola Aqoonsaday National Greenery And Lan...
09/10/2026

Waxaa sharaf inoo ah in aan ka mid noqo Guuleystayaasha Tayada Qaranka inagoo noola Aqoonsaday National Greenery And Landsacaping Ecxellence Award oo nagu gudoonsiisey Quality Award.

Guushaan weyn Aan gaarney waxay marag u tahy Dedaalkeena, Hal Abuurkeena iyo Barnaajmijyadeena Kala duwan oo Aan Bulshada ku wacyi gelino Muhiimada Dhirta Ay Deegaanka u leedaahy iyo ka hortagitaanka Xaluufinta Dhirta.

Aqoonisgaan Aan helnay wuxuu noogu dhiganyahy fursad noo siinayaa in aan La tartami karno Ganacsiyada Gobolka ee East African Community

Geed Soor Waxay ku rajoweyntahy in ay guulahan kuwa kale badan ay gaarto, Idinka Alle.



04/10/2026

Waxaan Dhirteena Dhabiiciga ku Caagarinay Xafiska Wasiirka Dhilinyaradda iyo CiyaarahaπŸ’šπŸŒΏ

Nagala soo xiriir.
πŸ“ž+πŸšπŸπŸšπŸžπŸ™πŸ™πŸ™πŸœπŸ™πŸœπŸ™πŸ
πŸ“© π†πžπžππ¬π¨π¨π«@𝐠𝐦𝐚𝐒π₯.𝐜𝐨𝐦



.

Happy International Coffee Day to our amazing Coffee Shop customers and all our coffee-loving customers! β˜•οΈπŸŒΏ
01/10/2026

Happy International Coffee Day to our amazing Coffee Shop customers and all our coffee-loving customers! β˜•οΈπŸŒΏ



01/10/2026

Goob Dhirta dhabiiciga lagu qurxiyey ayaa keenta Bilic iyo Jawi Cagaaran oo ay dadku ku raaxeysanayaan πŸ’šπŸŒΏ

Nagala soo xiriir.
πŸ“ž+πŸšπŸπŸšπŸžπŸ™πŸ™πŸ™πŸœπŸ™πŸœπŸ™πŸ
πŸ“© π†πžπžππ¬π¨π¨π«@𝐠𝐦𝐚𝐒π₯.𝐜𝐨𝐦



Waxaan  goob walbo ku cagaarinaynaa Dhirta Dhabiiciga  Ee Aan daryeel joogta ah kaga baahneyn kuwooda Gudaha mise Dibada...
27/09/2026

Waxaan goob walbo ku cagaarinaynaa Dhirta Dhabiiciga Ee Aan daryeel joogta ah kaga baahneyn kuwooda Gudaha mise Dibada baπŸ’šπŸŒΏ

Nagala soo xiriir.
πŸ“ž+πŸšπŸπŸšπŸžπŸ™πŸ™πŸ™πŸœπŸ™πŸœπŸ™πŸ
πŸ“© π†πžπžππ¬π¨π¨π«@𝐠𝐦𝐚𝐒π₯.𝐜𝐨𝐦



Address

Taleh-Hodan, Mogishu
Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geed Soor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share