13/10/2025
Shirkadda Aqal Civil Solution ayaa heshiis iskaashi la gashay Askun Cleaning Service, si loo xoojiyo bilicda iyo nadaafadda goobaha dhismaha. Iskaashigan wuxuu gacan ka geysan doonaa kor u qaadista tayada adeegyada iyo horumarinta deegaanka.
Aqal Civil Solution waxay mar walba ka go’an tahay bixinta dhismayaal tayo sare leh iyo ilaalinta bilicda deegaanka.
📍 TCC Building, Taleh, Hodan, Muqdisho
📞 +252619477976 |
📧 [email protected]