Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed

Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed, Damage restoration service, Midnimo, Maskax, iyo Mustaqbal, Mogadishu.

Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed Waxa uu Ummadda Soomaaliyeed la qeyb sanayaa farxadda munaasibadda 1...
01/07/2026

Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed

Waxa uu Ummadda Soomaaliyeed la qeyb sanayaa farxadda munaasibadda 1-da Luulyo ee 66 sana guuradii ka soo wareegatay maalintii la cayriyey Cadawgii soo duulay ayna guuleysteen Guul-wadeyaashii Soomaaliyeed ee soo halgamay abuurayna midnimada calan, ciidan, carrab, cood, caqiido, iyo caddaaladeed, ee dayacan maanta. In kastoo ay jiraan dadaallo iyo himillooyin cusub.

Allaha u naxariisto intii u dhimatay daraadeen, inta noolna Allaha dhowro ? Aamiin.

Haa!Kuwani waa dhammaan adeegyada ugu muhiimsan ee ay dowladi bixiso si ay sharafkeeda u tusiso dunida iyo muwaadiniinte...
10/06/2026

Haa!

Kuwani waa dhammaan adeegyada ugu muhiimsan ee ay dowladi bixiso si ay sharafkeeda u tusiso dunida iyo muwaadiniinteeda, mana yeeshaan qiimo haddaanay lahayn dowladdu:

1. Midno maamul + midnimo shacab oo ah qaranimo gudeed iyo saaxiibo caalami ah.

2. Astaan calan, Ciidan xooggan, ilo dhaqaale, iyo madax daacad ah oo xeerarka ixtiraamaya.

3. Aqoon, xirfado, hal-door bulsho, xasillooni, iyo amaana gudasho diimeed.

Ka: Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed .

Cajiib' maasha Allaah !Waa 5-nin oo Soomaali ah asal ahaan, marka laga reebo Omar Abdulkadir Artan  oo weli Soomaalinima...
08/06/2026

Cajiib' maasha Allaah !

Waa 5-nin oo Soomaali ah asal ahaan, marka laga reebo Omar Abdulkadir Artan oo weli Soomaalinimada ku ciillan caawa, haddaanay Dowladda Soomaaliya si muuqata u garab is taagin, maadaama uu yahay qofka qura ee calankeeda Password-kiisa lagu faquuqayo.

Halkaa iyo hankaa sare ayaa innoo ballan ah Insha Allaahu qof, qoys, ilaa qaran waara laga gaaro:
06/06/2026

Halkaa iyo hankaa sare ayaa innoo ballan ah Insha Allaahu qof, qoys, ilaa qaran waara laga gaaro:

Istanbul ku guuleyso waa Turkey ku guuleyso, balse Muqdisho ku guuleyso maaha Soomaaliya ku guuleyso! Adba garo asbaabah...
03/06/2026

Istanbul ku guuleyso waa Turkey ku guuleyso, balse Muqdisho ku guuleyso maaha Soomaaliya ku guuleyso!

Adba garo asbaabaha kala weeciyey magaalooyinka Istanbul iyo Muqdisho ?
Kana eeg dhanka dadyowga, aqoonta, iwm.

Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed .

01/06/2026

Aragtida xaldoon waa midda ay sugeyso dowladnimada Soomaaliya, in kastoo aanan ogeyn goobta, aminta, iyo cidda, ku hoggaamin doonto qaran loo siman yahay!

Hambalyo Hambalyo Ciidul Adxa mubaarak, Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed waxa uu shacbiga Islaamka ga...
27/05/2026

Hambalyo Hambalyo Ciidul Adxa mubaarak, Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed waxa uu shacbiga Islaamka gaar ahaan midka Soomaaliyeed la qeybsanayaa farxada ciidda Carafo ee sanadkan 2026ka.
Sanadkan sanadkiisa farxad Allaha innagu gaarsiiyo dhammaanteenba. Aamii .

Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed Waxa uu aaminsan yahay, halkee bay ka timi Soomaalidu halkeese ku si...
24/05/2026

Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed

Waxa uu aaminsan yahay, halkee bay ka timi Soomaalidu halkeese ku sii jeeddaa maanrta ee ma daneynayo aragtida kala geddisan ee muxaafad ama mucaarad. Sidaas awgeed mustaqbalka dalkeenna, dadkeenna, diinteenna, iyo duunyadeenna ayuun baa innoo muhiim ah!

Yaa innagu garab siinaya arrinkaa wanaagsan ?

Bogaadin sanad guurada 83'aad:Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed waxa uu bogaadinayaa maalinta dhalliny...
15/05/2026

Bogaadin sanad guurada 83'aad:

Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed waxa uu bogaadinayaa maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka may, maadaama ay tahay maalin ku suntan billowga wax-qabadka SYL oo ahaa dhallinyaro soo dadaashay maalin loo baahnaa .

Sugaan: iftiimin ah!Odayadan is daan-daansadee, dawada nagadiidanInay duuqayaan baa ka dedan, dibnaha koodaayeDuunyada d...
14/05/2026

Sugaan: iftiimin ah!

Odayadan is daan-daansadee, dawada nagadiidan
Inay duuqayaan baa ka dedan, dibnaha koodaaye
Duunyada dub maad dheertihiin, yayla deeqsiiya?
Nin is tookhshay baan abidna degin, daarahiisiiye !
Ma liibaane iyo daalim baa, loox u daabacaye
Inay nagu danseegaan miyaa, loo dardaar weriyey?

Address

Midnimo, Maskax, Iyo Mustaqbal
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Xaldoon Ee Dhallinyarada Shanta Soomaaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share