ASAS GROUP LTD

ASAS GROUP LTD Our core business is Construction, Interior design, Electrical Instillation and logistics

Life is a constant process of changing and growing; the job is never done.

Jumco Mubarak 🌿 Xusuusnow saliga Nabiga ﷺ, ducada badso, qalbigaagana ku xir Alle.
23/07/2026

Jumco Mubarak 🌿 Xusuusnow saliga Nabiga ﷺ, ducada badso, qalbigaagana ku xir Alle.

Caawa waa habeenka taariikhda la qori doono hal guuleyste oo dunida oo dhan ay wada sugayso. Yaad isleedahay wey luxi do...
19/07/2026

Caawa waa habeenka taariikhda la qori doono hal guuleyste oo dunida oo dhan ay wada sugayso. Yaad isleedahay wey luxi doonaan world cup caawa? 🏆🌍

VS

Hambalyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed Maalinta xorriyadda iyo midnimada 1-da Luulyo .Maalin qiimo iyo sharaf ugu fadhid...
30/06/2026

Hambalyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed Maalinta xorriyadda iyo midnimada 1-da Luulyo .
Maalin qiimo iyo sharaf ugu fadhida guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Hambalyo dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.26 June waa xusuusta halgankii iyo geesinimadii horseeday xorriyadda gobollada wa...
25/06/2026

Hambalyo dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.

26 June waa xusuusta halgankii iyo geesinimadii horseeday xorriyadda gobollada waqooyi. Maalin sharaf iyo qaranimo leh.

Jimco Wanaagsan 🤍Alle ha naga aqbalo salaadda, ducada, iyo camalka wanaagsan. Ha inoo dambi dhaafo, qalbiyadeennana ha k...
18/06/2026

Jimco Wanaagsan 🤍
Alle ha naga aqbalo salaadda, ducada, iyo camalka wanaagsan. Ha inoo dambi dhaafo, qalbiyadeennana ha ku buuxiyo xasillooni iyo farxad.

Jimco Mubaarak 🕌“اللهم في يوم الجمعة، ارزقنا راحة البال، وسعة الرزق، وقبول الدعاء.”
11/06/2026

Jimco Mubaarak 🕌
“اللهم في يوم الجمعة، ارزقنا راحة البال، وسعة الرزق، وقبول الدعاء.”

Eid Al-Adha Mubarak 🐑 Maalmo farxad iyo kheyr leh ayaan idiin rajeynayaa.
26/05/2026

Eid Al-Adha Mubarak 🐑 Maalmo farxad iyo kheyr leh ayaan idiin rajeynayaa.

Qalbigaaga iyo afkaaga ku mashquuli xuska Alle, ducada, iyo cafis weydiisiga. Maalmahan waa kuwo aan dib usoo laabanayn.
25/05/2026

Qalbigaaga iyo afkaaga ku mashquuli xuska Alle, ducada, iyo cafis weydiisiga. Maalmahan waa kuwo aan dib usoo laabanayn.

🌙 Jumco Mubaarak ✨Allah ha inaga aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan.
08/05/2026

🌙 Jumco Mubaarak ✨

Allah ha inaga aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan.

Arsenal vs Atlético MadridYaa guusha qaadanaya? 👀⚽Aragtidaada hoos ku muuji.
29/04/2026

Arsenal vs Atlético Madrid
Yaa guusha qaadanaya? 👀⚽
Aragtidaada hoos ku muuji.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ASAS GROUP LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ASAS GROUP LTD:

Shortcuts

Share