24/07/2026
Waxaan wadnaa dhismaha guri G+1, cabirka dhulka 15x20,
Dabaqa hoose: Qol marti - saloon (musqul leh), daarad, jikada, hal qol jiif master, iyo qolka shaqaalaha (musqul leh)
Dabaqa sare: Master weyn (balakoon gaar leh), master labaad, laba qol oo musqul wadaag ah, iyo jiko yar oo balakoon leh.
Wixii faahfaahin ku saabsan dhismaha ama naqshadaynta fadlan what'sup naqla soo xiriir
252 61 3749411