24/08/2026
Mega Power Energy Solutions | Tamarta maanta, kaydka berri.
Ma leedahay ganacsi, isbitaal, banki, warshad ama xarun weyn oo kharashka korontadu gaarayo $300, $800 ama ka badan bishii?
Mega Power Energy Solutions waxaan kuu haynaa **xal Solar oo dhammeystiran**, oo ay ku jiraan:
βοΈ Solar Panels
π Lithium Batteries
β‘ Inverters
π§ Accessories & Installation
π οΈ Rakibid ay sameeyaan farsamayaqaanno khibrad leh
β
Dammaanad adeeg
Ha sii wadin kharash koronto oo sare. **U beddel tamarta qorraxda xal waara oo kaa caawinaya dhimista kharashaadkaaga.**
π Nala soo xiriir maanta si aad u ogaato xalka ku habboon goobtaada.
**Mega Power Energy Solutions, Tamarta maanta, kaydka berri.**