Cajab vlogs

Cajab vlogs ugu kaaLy sawiro Qurux badan iyo video tayo leH

28/08/2026

Comi song 🎵 2027

27/08/2026

Culimadiii somaliyeed oo jawab culis marinaya

23/07/2026

Lamanaha ugu Quruxda badan Gopalka AwdaL 💃🕺

20/07/2026

Fihiima Quunje

17/07/2026

Aragtida dhaLinyarta kudhaqan casimada somaliland

Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay taariikhda kubbadda cagta gool ka dhaliya lix koob Adduun oo ...
23/06/2026

Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay taariikhda kubbadda cagta gool ka dhaliya lix koob Adduun oo kala duwan si xidhiidh.

Cristiano ayaa goolal ka dhaliyey Koobabka Adduunka ee kala ah 2006, 2010, 2014, 2018, 2022 iyo koobka 2026, isagoo sidaas ku dhigay rikoodh cusub oo taariikhi ah.

U FIIRSO, Ciyaar Walba CR7 dheelaayo Xul yar ama Xul Weyn Looma Ogolaado inuu Neefsado kaligiis 3 ilaa 4 lagu ilaaliyaa....
22/06/2026

U FIIRSO, Ciyaar Walba CR7 dheelaayo Xul yar ama Xul Weyn Looma Ogolaado inuu Neefsado kaligiis 3 ilaa 4 lagu ilaaliyaa.. Qof walba Wuxu diirada saara inuusan Ronaldo goal ka dhalin. Halka Messi had iyo jeer Cidna eeysan waardiyeen.. dhowr Marna waan arkay"

- Goal-kaan uu Caawa dhaliyay eeg kaligiis Cidla ka helay Qof ilaalineysay Maleh dhul weyn banaan Uu helay, oo Xitaa waqti ku fikiro heeystay. 🤔

- Mar walba Kubad bilaa pressure oo Cidna la joogin uu helaa, Waa MaxaySababta??

- 2-da Odey Waa Sababta eeysan isagu dhaween, Leo Ciyaartooyda kale ee Normal-ka garoonka kuwada jiro lamid yahay...! XAQQIIQ!

cajab✍️

17/06/2026

casimada geeska

16/06/2026

kadhiibo rayga ad kaqabto kulanka madaxwayne clraxmaan (cirro)la yeeshay dhigisama madaxwaynaha dalka isra iL
heshiiska aya wada galeeeN

Address

Mohamed Moge
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cajab vlogs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share