09/02/2026
ASAL ARCHITECTS | INTERIOR DESIGN
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno naqshad interior design ah oo casri ah oo aan u samaynay meheradda Qarni Electronic, taas oo ku taalla magaalada Jigjiga Ethiopia🇪🇹.
Naqshaddan gudaha ah waxay diiradda saareysaa: ✨ Qurux iyo habeyn casri ah
🏗️ Isticmaal hufan iyo qaab shaqeynaya
💡 Hal-abuur iyo naqshad la jaanqaadaysa ganacsiga Electronic-ka
🛍️ Jawiga dukaanka oo soo jiidasho u leh macaamiisha
ASAL ARCHITECTS waxay mar walba ka shaqeysaa naqshado tayo sare leh oo kor u qaada muuqaalka iyo qiimaha ganacsiyada.
📞 Nagala soo xiriir:
063-4158395
📧 Email: [email protected]
ETHIOPIA