Nicam Enginering & Construction Co.

Nicam Enginering & Construction Co. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nicam Enginering & Construction Co., Construction Company, Hargeisa.

Naqshad Casri ah oo aanu udiyaarinay Macmiilkaayaga. Waa guri Ka Dhismaya Jago 12m iyo 24m.
30/06/2026

Naqshad Casri ah oo aanu udiyaarinay Macmiilkaayaga. Waa guri Ka Dhismaya Jago 12m iyo 24m.

10/06/2026

Mashruuc Socda.

Masallaha Hargeisa Somaliland.

23/05/2026

Twin Towers🏤
Cabirka Dhulka 18m iyo 24m (Guri Kastaa Waxa Uu Ka Kooban Yahay 9m iyo24m)
Mid kastaaba Waxa Uu Ka Kooban Yahay

Fadhi+Cunto
Master bedroom
4 Normal Bedroom
Service room
Kitchen
Laundary
3 Toilet
Parking
Garden Yard

Macmiil Nagalasoo Xidhiidh
📲0634411693
Whatsapp 63 4095830

20/05/2026

Maahruuc Socda.

Macmiil Aqoon Baa Adeegtay Masuuliyad baana Maamuleysa Mashruucan.

Adeeg Hufan iyo Amaano noogu Kaalay Macmiil.
10/05/2026

Adeeg Hufan iyo Amaano noogu Kaalay Macmiil.

Naqshadan Oo Ah Guri Bangalo ah Cabirka Jagaduna Yahay 18m Wajahad ah iyo 24m Oo Xaga Danbe ah, Waxaan Usameynaya Mid Ka...
18/04/2026

Naqshadan Oo Ah Guri Bangalo ah Cabirka Jagaduna Yahay 18m Wajahad ah iyo 24m Oo Xaga Danbe ah, Waxaan Usameynaya Mid Kamid ah Macaamiisahayada.

3da Dookh ee Kala duwan Kee aayaad Kula talin lahayd In Uu Kadhigto Dhismihiisa Qaabka uu Ukeenayo Aragtida Guud ahaaneed.

14/04/2026

Modern G+1.
Hargeisa- Masallah Village.

Allabuma Baarik.

Macmiil Waanu Adeeg Ku Salaysan Tayo Tudhaale Noogu Kaalay.

Nicam Enginering & Construction Co.

Masjid + Madarisad Si Heer Sare ah oo Qurxoon Loo Naqshadeeyey, Dhismihiisuna Hirgeli Doono Insha Allah.Nicam Enginering...
06/04/2026

Masjid + Madarisad Si Heer Sare ah oo Qurxoon Loo Naqshadeeyey, Dhismihiisuna Hirgeli Doono Insha Allah.

Nicam Enginering & Construction Co.

Contact 063-4411693
Whatsapp 63 4095830

29/03/2026

Classic Villa .

Area 18m by 24m
1 Master Bedroom
1 Living & Dining Room
4 Normal Bedroom
Kitchen+Service Room
Laundary Room
3 Toilets
Parking Area
Cctv Camera

Contact:- 0634411693
Whatsapp 63 4095830

EMAIL:- [email protected]

Address

Hargeisa
00000

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 09:30 - 20:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nicam Enginering & Construction Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share