09/09/2026
🆔 Project ID G12/026
📍Faafaahin baloodh ah 24M*18M oo 3 Gurri laga dhisay
- [x] Gurriga koobaad🏠
- Afar qol oo jiif ah
- Fadhi iyo cunto
- Saddex suuli
- Kijo iyo qolka dhar maydhka
- Gaadhi gal
- [x] Gurriga labaad🏠
- Afar qol oo jiif ah
- Fadhi iyo cunto
- Saddex suuli
- Kijo iyo qolka dhar maydhka
- Gaadhi gal
- [x] Gurriga saddexaad🏠
- Saddex qol oo jiif ah
- Fadhi iyo cunto
- Laba suuli
- Kijo
- Gaadhi gal