19/08/2026
Guri, dhisme ama mashruuc kasta wuxuu ka bilaabmaa fikrad iyo qorshe wanaagsan. Waxaan kuu haynaa adeegyo dhisme iyo naqshadeyn oo casri ah, kuwaas oo isku darsaday tayo, qurux, adkeysi iyo xirfad.
Waxaan kaa caawinaynaa mashruucaaga laga bilaabo naqshadda iyo qorsheynta ilaa fulinta iyo dhammeystirka, annagoo ku dadaaleyna in shaqadu u dhacdo si nidaamsan, hufan oo waafaqsan baahidaada.
๐๐
๐๐๐ฅ๐๐ง ๐ง๐๐ ๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก.
๐๐๐๐๐๐ช๐ฎ๐๐ญ๐๐ซ:๐63 8888560
WhatsApp 63 8888560/634403559
ยฉ๏ธE-Yagleel Construction Company