EDIL PLAN Consultant and Engineering

EDIL PLAN Consultant and Engineering EDIL-PLAN (EP) Engineering services and Consultants was stablished 1985
is a best-in-class integrated engineering consultancy solutions provider.

We are distinct and distinguished in the engineering construction and consultancy services domain.

JIMCE WANGSAN - MACAAMIISHAYADA QIIMAHA BADAN             #π†πšπ«π¨π°πž
07/08/2026

JIMCE WANGSAN - MACAAMIISHAYADA QIIMAHA BADAN
#π†πšπ«π¨π°πž

Hambalyo 1-da Agoosto – Sanad-guurada 28-aad ee Aasaaska Dowladda Puntland EDIL PLANE Consultant & Engineering waxay ham...
01/08/2026

Hambalyo 1-da Agoosto – Sanad-guurada 28-aad ee Aasaaska Dowladda Puntland

EDIL PLANE Consultant & Engineering waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Madaxweynaha Dowladda Puntland, Golaha Dowladda, shacabka reer Puntland, munaasabadda 1-da Agoosto, oo ku beegan Sanad-guurada 28-aad ee Aasaaska Dowladda Puntland Soomaaliyeed.

Waxaan ku faraxsanahay inaan shacabka Puntland kala qeybgallo xuskan qiimaha badan ee astaan u ah midnimo, nabad, dowladnimo iyo horumar. Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu Puntland ku sii gallado amniga, xasilloonida, barwaaqada iyo horumar waara, isla markaana uu guul ku hoggaamiyo dhammaan dadaallada lagu horumarinayo bulshada iyo dalka.

Hambalyo Puntland!
28 Sano oo Dowladnimo, Horumar iyo Himilo Sare.

EDIL PLANE Consultant & Engineering
Building Excellence, Engineering the Future.

πŸ—οΈ Waxaan Fikradaha u Beddelnaa Xaqiiqo!EDIL PLAN Consultant & Engineering waxay ku takhasustay bixinta adeegyo dhammays...
06/07/2026

πŸ—οΈ Waxaan Fikradaha u Beddelnaa Xaqiiqo!

EDIL PLAN Consultant & Engineering waxay ku takhasustay bixinta adeegyo dhammaystiran oo dhinaca dhismaha iyo injineernimada ah. Laga bilaabo naqshadaynta casriga ah ilaa kormeerka iyo maamulka mashaariicda, waxaan kuu xaqiijinaynaa tayo, hufnaan, iyo kalsooni.

βœ… Naqshadeyn Casri ah
βœ… La-talin Injineernimo
βœ… Maareynta Mashaariicda
βœ… Kormeerka Dhismaha
βœ… Feasibility Studies & Cost Estimation

"Waxaan dhisnaa maanta, si aan u abuurno mustaqbal waara."

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta si aan u bilowno mashruucaaga xiga!

Address

Spaghetti House Road, Nearby Drive Khaliil Hospital, Halgan Village
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EDIL PLAN Consultant and Engineering posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share