π—šπ—”π— π—•π—’π—Ÿ 𝗔π—₯π—–π—›π—œπ—§π—˜π—–π—§π—¦ + 𝗣𝗔π—₯π—§π—‘π—˜π—₯𝗦

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • π—šπ—”π— π—•π—’π—Ÿ 𝗔π—₯π—–π—›π—œπ—§π—˜π—–π—§π—¦ + 𝗣𝗔π—₯π—§π—‘π—˜π—₯𝗦

π—šπ—”π— π—•π—’π—Ÿ 𝗔π—₯π—–π—›π—œπ—§π—˜π—–π—§π—¦ + 𝗣𝗔π—₯π—§π—‘π—˜π—₯𝗦 We focus on modern, sustainable & practical solutions - designs rooted in local context and built for the future. Co-Founded by a Somali-Belgian Architect

22/08/2026

Garoowe way koraysaa. Ma tahay waqtigii aan sidoo kale dib uga fikiri lahayn bartamaha magaalada?

Meeshan ma aha oo keliya goob gaadiid iyo astaanta magaalada. Waa meel ay dadku ku kulmaan, ku socdaan, kuna dhex maraan nolol maalmeedkooda.

Su’aashu waxay tahay:

Sidee ayaan ugu qaabayn karnaa si ay ula jaanqaaddo heerarka casriga ah ee magaalooyinka?

Garowe is growing. Should the way we design our city center grow with it?

The roundabout is already a place where vehicles, pedestrians and everyday city life come together. The opportunity is to think beyond the landmark itself and consider how the entire space can become safer, more accessible and more people-oriented.

What would you change about Garowe City Center?

Cabdiraxman Axmed

🏑 Guri Casri ah. Nolol Cusub.Guri wanaagsan ma aha oo keliya muuqaal qurux badan β€” waa meel si wanaagsan loo qorsheeyay,...
18/08/2026

🏑 Guri Casri ah. Nolol Cusub.
Guri wanaagsan ma aha oo keliya muuqaal qurux badan β€” waa meel si wanaagsan loo qorsheeyay, oo isku keenta raaxo, shaqayn, asturnaan iyo nolol casri ah.
Mashruucan waxaan ku dadaalnay in naqshaddu noqoto mid casri ah, shaqaynaysa, isla markaana ku habboon deegaanka iyo baahida dadka Soomaaliyeed.
πŸ“ Gurigaaga riyada β€” aan ka dhigno qorshe, naqshad iyo xaqiiqo.
πŸ“ž 090 4446666
πŸ“§ [email protected]
GAMBOL ARCHITECTS β€” Naqshad fikir leh, dhisme waara.

17/07/2026

Design + Build brews & Bites, ee xaafadda Mubaarak, Garowe

13/07/2026

Magaaladu waa farshaxanka ugu weyn ee uu aadanuhu abuuray.” β€” Lewis Mumford

Magaalo wanaagsan kuma dhisna dhismayaal qurux badan oo keliya. Waxay ku dhisan tahay qorsheyn, aragti fog, iyo naqshad u adeegta bulshada.

Lewis Mumford wuxuu rumaysnaa in magaaladu tahay hal-abuurkii ugu weynaa ee bani’aadamku sameeyo, sababtoo ah waxay isu keentay beeraha, ganacsiga, maamulka, diinta, waxbarashada iyo dhaqanka. Halkaas ayay ilbaxnimooyinku ka unkameen una kobceen.

Doorka naqshadeeyaha ma aha oo keliya inuu sawiro dhismooyin, balse waa inuu ka qayb qaato dhismaha magaalooyin ammaan ah, qurux badan, waara, isla markaana jiilasha soo socda uga taga dhaxal wanaagsan.

Gambol Architects, waxaan aaminsanahay in naqshad wanaagsan ay tahay maalgashiga ugu qiimaha badan ee mustaqbalka magaalada iyo bulshada.

Adigu maxaad u aragtaa inay tahay waxa ugu muhiimsan ee magaalo wanaagsan lagu garto? Cabdiraxman Axmed

06/05/2026

Guryo iyo Goobo Ganacsi oo casri ah, maamuus leh. Cabdiraxman Axmed

02/05/2026

6 dukaamood, hal meel, fursado badan.
Naqshad loogu talagalay ganacsi kobcaya Ma jeclaan lahayd inaad halkaan ganacsi ka
furato? Cabdiraxman Axmed

25/04/2026

Mustaqbalka Garowe waa kan. A new skyline is rising in the heart of Garowe. Modern living starts here. A modern apartment building designed to redefine urban living in Garowe. Cabdiraxman Axmed

07/04/2026

Nolol heer sare ah!
Guri aad ku faani karto.
Waa xagee? Waa Garoweda Cusub
Cabdiraxman Axmed

07/04/2026

Dhool Studio [Lasting Memories], oo ah shirkad Garowe ka shaqeeysa Media Production and Events Studio, Ayaa naga codsatay Outdoor Ceremonial Hall. Cabdiraxman Axmed

01/04/2026

"You are ready. Start making stuff."
- Austin Kleon

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 12:00
13:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 13:00
13:00 - 18:00

Telephone

+252907870090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when π—šπ—”π— π—•π—’π—Ÿ 𝗔π—₯π—–π—›π—œπ—§π—˜π—–π—§π—¦ + 𝗣𝗔π—₯π—§π—‘π—˜π—₯𝗦 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to π—šπ—”π— π—•π—’π—Ÿ 𝗔π—₯π—–π—›π—œπ—§π—˜π—–π—§π—¦ + 𝗣𝗔π—₯π—§π—‘π—˜π—₯𝗦:

Shortcuts

Share