Gobolka Harawo

Gobolka Harawo soomaalay wada jirkeenu waa hurumarkeena

02/03/2026
02/03/2026

Adkaarta iyo Ducada afka halgu haayo.

02/03/2026

Shaqsiga Sawirka kula jira Khamenie waa taliyaha Guutada Quds ee IRGC, Gen. Esmail Qaani, waana halka shaqsi ee ka badbaaday Taliyaasha Ciidanka IRAN ugu sarreeya.

Waxaa lasheegay intaa la duqeyn Hoyga Khamenie in uu halkaas kaga qaybgalay kulan Saraakisha sare ee Ciidanka iyo Khamenei oo ka dhacay hoygiisa.

Sida la sheegayo, Qaani wuxuu ka baxay wax yar ka hor inta aan weerarka lagu qaadin xarunta (compound-ka), mana uusan waxyeelloobin.

Ninkani horay waxuu uga badbaaday Duqeyntii lagu dilay Hogaamiyaha XIzbullaah Xasan Nasrullaah, sidoo kale waxuu ka badbaaday Dagaalkii h**e ee 12 maalin socday ee Saraakiisha sare inta badan lagu dilay.

Waxaa la is weydiinayaa in ninkaani yahay nin Nasiib badan oo aysan tiisa weli galin, iyo inuu yahay nin shaqo wata oo meesha lagu dhex deystay.

Inside Somalia

02/03/2026

Ninka ugu nasiibka badan Iiraan🇮🇷.

Taliyaha Garabka Qudus ee Iiraan, Ismaaciil Qaani, ayaa ka badbaaday isku dayo dil oo badan
Maalintii uu la dilay hogaamiyaha Hezbollah, Xasan Nasrallah, ee Lubnaan, Ismael Qani isaga keliya ee ka badbaaday.

Weerarkii dhacay intii lagu jiray dagaalkii 12‑maalmood socday, kaasoo la dilay inta badan hoggaanka sare ee ciidamada Iiraan , isaga keliya ayaa ka badbaaday.

Duqeyntii dishay Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan Cali Khameney lagu dilay, asaga sidoo kale wuu ka badbaaday.

Wuxuu aad u fahamsanyahy Dhagarta Maraykanka iyo Isra111L oo uu waqti badan ka difaacayay dalkiisa.

Waa Bil Ramadaane u ducee in Alle Muslimiinta Qalbiyadooda Mideeyo oo u gargaaro

22 ka  June ama 16 Zane Waa maalin ay Guuleysan doonaan Mulkiilayaasha leh Codka dhabta ah ee iney wax doortaan ay tahey...
10/06/2024

22 ka June ama 16 Zane Waa maalin ay Guuleysan doonaan Mulkiilayaasha leh Codka dhabta ah ee iney wax doortaan ay tahey oo ah Shacabka Caasimada DDS ee Jigjiga.

Codkaaga iyo dookhaagu Waa mulkiilaha dhabta ah ee Guusha go,aamin doona insha Allaah.

Wakhtigaa iyo Codkaaga oo aad u hurto maalinta codbixinta ee doorashada heer deegaan ee magaalada jigjiga Xubinka aad rabto inaad doorato Waa waajibaad dastuuri ah oo aad gudatey dibna aanad u qoomameyn doonin seegitaanka fursada aad heysato.

U hiili maanta Si uu bari kuugu hiiliyo
XASAN NUUR MAXAMED XASAN oo sii fursad uu kugu matalo.

Xildhibaan kamel xashi oo dhismaha wadada shabeele iyo in isku tashigi shacab lagu dhisayo kasheegay madasha baarlamaank...
24/02/2024

Xildhibaan kamel xashi oo dhismaha wadada shabeele iyo in isku tashigi shacab lagu dhisayo kasheegay madasha baarlamaanka, runtii waa xildhibaan damiir damqasho shacab leh.
Inaad barlamanka hortiisa wixii bulshadada Dan iyo wanaag u ah kahorsheegto waad ku mahadsan tahay, waajibkaagi baad gudatay. Horay usoco xildhibaan.

The Somali region leaders have started a fund raising program to complete the 52 kilometer rural road that is under cons...
24/02/2024

The Somali region leaders have started a fund raising program to complete the 52 kilometer rural road that is under construction
-----------------
(News Parliament) February 15, 2016 E.C. M. Members of the House of Peoples Representatives have confirmed that the 52 kilometer road that connects Jare town with Dembel district Agarwayne village is being built with the participation of the people.

The FDRE House of Representatives and the member of the council's advisory committee honorable Kemal Hashi Mohammed with the leadership of Owbere and Denbel district, the member of the diaspora community, elders of the country and members of the Somali regional council have visited the current state of the road and they have officially launched a fund raising program for the completion of the road.

Honorable Kemal Hashi has thanked the local community and diaspora members who participated in the first round of fund raising program and called on everyone to contribute to the completion of the road construction. They did their part to be an example.

45 kilometers of the 52 kilometers long rural road has been completed and the rest is open for service and the local community has said that the economic and social benefits will be done.

For more information contact us at
Follow me on Facebook: http://www.facebook.com/hoprparliament
Video: https://www.youtube.com/
Join us on Telegram https://t.me/ParlamaNews
Follow me on Twitter: http://twitter.com/fdrehopr
Follow us on our website www.hopr.gov.et

MaashaaAllah Marlabaad Alpha Mabruuk farxada waan inila wadaagaynaa  boqorka iyo boqora oo Mudane Cabdixakiin Xasanuur X...
12/02/2024

MaashaaAllah Marlabaad Alpha Mabruuk farxada waan inila wadaagaynaa boqorka iyo boqora oo Mudane Cabdixakiin Xasanuur Xaaji iyo Marwo Nagaad Cabdi Xuseen oo arooskoodu todobaadkan kadhacay magaalada jigjiga.

Walaalkay iyo inaAdeertay waxaan Lee ahay Allaha ini barakeeyo bi idnilaah noqda labadii iskuwaarta ubad khayrqabana kala hella. Aamiin Aamiin Aamiin...

25/01/2024

Shaqaalaha Caafimaadka xarumaha Awbare iyo lafaciise ee kuhawlan Badabaadinta iyo samatabixinta shacabkiina waajibkiiniibaad gunadaysaan walaalayaal dadaalkiina laban laaba inshaAllah.

Sanadyahaw nasoogalay Samirkaynu badineee Saatirkeen hakaadhigo Sanad hooda badanloo Saluug laga ilaashoo Soomaali oodil...
31/12/2023

Sanadyahaw nasoogalay
Samirkaynu badineee
Saatirkeen hakaadhigo
Sanad hooda badanloo
Saluug laga ilaashoo
Soomaali oodil
Islaam gabi ahaantii
Sanad yuhuud kusurantoo
Falastiin midsaacida
Saatirkeen mid guulwada
Oo noonoqo midsamawada

AAMIIN Asxaabeey

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobolka Harawo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share