25/08/2026
waxa xarunta cafimadka maanta oo ay Tarikhdu tahay 25/08/2026 nagu soo bookhday team iskudhafan oo kala socda wasarada cafimadka ethiopaib hayada ErENT waxay xog warasi layeeshen mareye Abdishakuur Mohamed Cisman Yare iyo
mareyey kuxigeenka Mukhatar Apdi
Iyo mohamad hasan siciid